Afka iskaabulada

Afka iskaabulada Halkan waa page si dhab ah ugu doodi doona xuquuqda iskaabulada soomaaliyeed hadaba kusoo biir hada๐Ÿ˜

Raga uun baa daalaye qalbi gabdheed lama buuxin karo iskaabulanimada dhib ha moodin hadii kale qalbigaa ayaa buuxis ka s...
31/08/2023

Raga uun baa daalaye qalbi gabdheed lama buuxin karo iskaabulanimada dhib ha moodin hadii kale qalbigaa ayaa buuxis ka sugaya iskaabuladu hanoolaato๐Ÿ’ช๐Ÿ’ช

Afka iskaabulada

Hadii qofkaska oo xiriir sameeya uu niyad jab deris la noqonaayo maxaa ku diiday in aad farxadaada ilaashato oo iskaabul...
15/08/2023

Hadii qofkaska oo xiriir sameeya uu niyad jab deris la noqonaayo maxaa ku diiday in aad farxadaada ilaashato oo iskaabulanimada iska joogto

Afka iskaabulada

13/08/2023

Pagekan wuxu ku hadlaa afka iskaabula soomaaliyeed fikirna wa nagu biirin karta so dhawada Afka iskaabulada

10/08/2023

Ila iyo Goormee Online sii ahaan doontaa adiga oo kaligaa ah Habeen Jimcana Ay tahay bal ino sheg ?

Jimco wngsn ma dhihi kartaa kan kugu dhaw dadkaaga?

Afka iskaabulada

Meher 500gram dabah ah ayuu ka bixiyay in guurku ganacsi noqday wa aragtaaye naftaada u shaqeyso oo iyada horumar gaarsi...
07/08/2023

Meher 500gram dabah ah ayuu ka bixiyay in guurku ganacsi noqday wa aragtaaye naftaada u shaqeyso oo iyada horumar gaarsii inta aad qof kale u tacbi laheyd waa talo iskaabulada ku socota

Afka iskaabulada

05/08/2023

iskaabulo pagekan idinka leh kusoo biira
Afka iskaabulada. afkiina ayuu ku hadlaa

๐—›๐—ฎ๐—ฏ๐—ฒ๐—ฒ๐—ป๐—ธ๐—ฎ ๐—ท๐—ถ๐—บ๐—ฐ๐—ฎ๐—ต๐—ฎ ๐—ธ๐˜‚๐˜„๐—ฎ ๐—ฏ๐—ฎ๐—ฑ๐—ฎ๐—ป๐—ผ๐—ผ ๐—ฎ๐—ฎ๐—ป ๐˜…๐˜‚๐—ฟ ๐—ฎ๐—ต๐—ฒ๐˜†๐—ป ๐—ฎ๐˜†๐—ฎ๐—ฎ ๐—ถ๐˜€๐—ธ๐—ฎ๐—ฏ๐˜‚๐—น๐—ฎ๐—ฑ๐—ฎ ๐—พ๐—ผ๐—ฟ๐—ฎ๐—น๐—ผ ๐—ฎ๐˜† ๐˜‚๐—ด๐—ฎ ๐˜…๐—ฎ๐—ป๐—ฎ๐—ท๐—ถ๐—ป๐—ฎ๐˜†๐—ฎ๐—ป ๐˜€๐—ผ๐—ผ ๐—ฑ๐—ต๐—ถ๐—ด๐—ฎ ๐—ผ๐—ผ ๐—ฎ๐˜† ๐—ธ๐˜‚ ๐˜€๐—ต๐—ฒ๐—ฒ๐—ด๐—ฎ๐—ป ๐—ฟ๐—ผ๐—บ๐—ฎ๐˜๐—ถ๐—ฐ...
03/08/2023

๐—›๐—ฎ๐—ฏ๐—ฒ๐—ฒ๐—ป๐—ธ๐—ฎ ๐—ท๐—ถ๐—บ๐—ฐ๐—ฎ๐—ต๐—ฎ ๐—ธ๐˜‚๐˜„๐—ฎ ๐—ฏ๐—ฎ๐—ฑ๐—ฎ๐—ป๐—ผ๐—ผ ๐—ฎ๐—ฎ๐—ป ๐˜…๐˜‚๐—ฟ ๐—ฎ๐—ต๐—ฒ๐˜†๐—ป ๐—ฎ๐˜†๐—ฎ๐—ฎ ๐—ถ๐˜€๐—ธ๐—ฎ๐—ฏ๐˜‚๐—น๐—ฎ๐—ฑ๐—ฎ ๐—พ๐—ผ๐—ฟ๐—ฎ๐—น๐—ผ ๐—ฎ๐˜† ๐˜‚๐—ด๐—ฎ ๐˜…๐—ฎ๐—ป๐—ฎ๐—ท๐—ถ๐—ป๐—ฎ๐˜†๐—ฎ๐—ป ๐˜€๐—ผ๐—ผ ๐—ฑ๐—ต๐—ถ๐—ด๐—ฎ ๐—ผ๐—ผ ๐—ฎ๐˜† ๐—ธ๐˜‚ ๐˜€๐—ต๐—ฒ๐—ฒ๐—ด๐—ฎ๐—ป ๐—ฟ๐—ผ๐—บ๐—ฎ๐˜๐—ถ๐—ฐ ๐—ถ๐˜†๐—ผ ๐˜„๐—ฎ๐˜… ๐—ฎ๐—ฎ๐—ป ๐—น๐—ผ๐—ผ ๐—ท๐—ผ๐—ผ๐—ด๐—ถ๐—ป ๐—ต๐—ฎ๐—ฑ๐—ฎ๐—ฏ๐—ฎ ๐—ฎ๐˜†๐—ฎ๐—ฎ๐—ป ๐—น๐—ฎ๐—ด๐˜‚ ๐—ฑ๐˜‚๐˜‚๐—ณ๐˜€๐—ฎ๐—ป ๐—พ๐—ผ๐—ณ ๐—ธ๐—ฎ ๐—ป๐—ผ๐—น๐—ผ๐˜€๐—ต๐—ฎ ๐—ฑ๐—ต๐—ฎ๐—ฏ๐˜๐—ฎ ๐—ป๐—ผ๐—ผ๐—น ๐˜„๐—ฎ๐—ฎ ๐—ฟ๐˜‚๐˜‚๐˜…๐—ฎ ๐—ถ๐˜€๐—ธ๐—ฎ๐—ฎ๐—ฏ๐˜‚๐—น๐—ฎ๐—ฑ๐—ฎ ๐—ผ๐—ผ ๐—ฎ๐—ฎ๐—ป๐—ฎ๐—ป ๐—พ๐—ผ๐—ณ๐—ป๐—ฎ ๐—ธ๐˜‚ ๐˜…๐—ถ๐—ฟ๐—ถ๐—ป ๐—ป๐—ผ๐—น๐—ผ๐˜€๐—ต๐—ถ๐—ถ๐˜€๐—ฎ

Afka iskaabulada

Xaliimooyin see wax yeesheen ma gadaal baad u orodeen horaa loo ordaye๐Ÿ˜ณ๐Ÿ˜ณ๐Ÿ˜ณ๐Ÿ˜ณ๐Ÿ˜‚ Afka iskaabulada
01/08/2023

Xaliimooyin see wax yeesheen ma gadaal baad u orodeen horaa loo ordaye๐Ÿ˜ณ๐Ÿ˜ณ๐Ÿ˜ณ๐Ÿ˜ณ๐Ÿ˜‚

Afka iskaabulada

Farxad aad ku weysay iskaabulanimada kuma heleysid qof kale in aad la midowdo adigu sameyso farxdaadaAfka iskaabulada
31/07/2023

Farxad aad ku weysay iskaabulanimada kuma heleysid qof kale in aad la midowdo adigu sameyso farxdaada

Afka iskaabulada

30/07/2023

Qof naftiisa aan wax u qaban baa jaceyl iyo shukaansi ka fikira duni habowday waye
Afka iskaabulada

Dadka guuleystay dunida waa dadka goorta h**e naftoda ka hormariyay wax kasta oo xirir iyo maalaa yacni ka tahay naftaad...
29/07/2023

Dadka guuleystay dunida waa dadka goorta h**e naftoda ka hormariyay wax kasta oo xirir iyo maalaa yacni ka tahay naftaada horumar gaarsi adoo halkaa ku dayacan waqtigaaga haku lumin shukaansi

Afka iskaabulada

27/07/2023

Dhafarka maxaa faa,iido ah iyo shukaansiga beenta ah kugu jiro s**o wll Afka iskaabulada

Address

Mogadishu

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Afka iskaabulada posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Establishment

Send a message to Afka iskaabulada:

Share