Ahmed Hanafi

Ahmed Hanafi Kala soco xoga dhamestiran

04/03/2026

War bal eega, labadan nin waannu ka dharagsan nahaye; aynu caawa u kala garqaadno!!!.

04/03/2026

Caawa ka hor maanan maqal eedeeyntaan ah:
"Madaxweynayaal diyaarad wada" hadeey wadeen sidee looga reebay soow iyagu ma aheyn duuliyayaasha diyaaradda?

Madaxweyne Farmaajo inuu luuqiisii ka soo baxo uma fiicneyn.

04/03/2026

Inta Farmaajo dheer yahay Xasan Sheekh.

04/03/2026

Farmaajo: “Madaxweynoow libaax baa tahay inta aanad bisad noqon oo waqtiga kaa dhammaan doorasho qabo… anaa soo arkay.”

04/03/2026

Farmaajo oo ammaan kala dul dhacay Senator Sareedo Jayte oo laga soo doorto Puntland.

04/03/2026

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Dr. Xasan Sheekh Maxamuud oo khudbad u jeediyay shacabka soomaaliyeed ayaa ku bogaadiyey Xildhibaanada Labada Aqal ee Baarlamaanka Federaalka So omaaliya tallaabada ta ariikhiga ah ee ay ku ansixiyeen Dastuurka dalka, kaasi oo soo maray geeddi socod dheer oo dib u eegis iyo wax ka baddal ah. Ahmed Hanafi

04/03/2026

DEG DEG: Xildhibaanada labada aqal ee BFS oo Guda galay ansixinta Dastuurka iyo Senator Majiino oo dhawaan Garoowe kasoo laabtay oo ka dhex muuqanaya.

04/03/2026

MAXAA KA SOCDA VILLA HARGEYSA: Ansinxinta Wax ka bedelk Dastuurka cutubyada 4-aad ilaa 13-aad oo maanta la soo gaba gabaynaayo.

02/03/2026
02/03/2026

Taliska Dhexe ee Mareykanka CENTCOM ayaa qiray in Diyaarad dagaal ay kaga burburtay dalka Kuwait, sida uu baahiyay wargeyska Wall Street Journal, waxaana Mareykanka uu sheegay in mid ka mid ah diyaaradahaasi ku soo dhacday Kuwait.

02/03/2026

Baxreyn oo gubanaysa.

Address

Mogadishu

Telephone

+252615606008

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Ahmed Hanafi posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Establishment

Send a message to Ahmed Hanafi:

Share