Ahmed Farah Jaangoan

Ahmed Farah Jaangoan Boggaani wuxuu soo gudbin doonaa dhacdooyinka Siyaasadda Gudaha iyo Dibadda, Arrimaha Bulshada iyo Barnaamijyada Sports-ka.

19/05/2026

Dr. Cabdifitaax Ismaaciil Daahir oo ah Siyaasi reer Somaliland ah, isla markaana Xildhibaan heer federal ah soo noqday, wuxuu miiska soo saaray dood aysan ka baxsan karin Soomaalida Koonfureed iyo Siyaasiyiintooduba.

Waxaa la weydiiyey maxaad rabtaan si MIDNIMO SOOMAALIYEED loo helo.

Wuxuuna ku jawaabay AFAR QODOB ayaan rabnaa oo kooban.

1. Inaan 33 sanno Madaxweynaha qaadanno.
2. Inaan 33 sanno Caasimadda dalka qaadanno.
3. Inaad 50% na siisaan Xilalka Federaalka ee Xukuumadda iyo Hay'adaha Dowliga ah oo dhan.
4. Inaad xiriir la yeelataan dhammaan Dowladaha aan xiriirka la leenahay xitaa Yahuudda.

33 sanno ka dibna markaan is aaminno inaan dib uga wadahadalno haddii aan markale MIDOOBI karno.

Waa dood sahlan iyo qodobbo la fahmi karo.

Laakiin Koonfurta Soomaaliya maxay ugu jawaabi kartaa Dr. Cabdifitaax iyo umadda reer Somaliland ee 6-da milyan ah?

Xuquuqda muuqaalka

10/05/2026

"Adduunkaan adigoo fara-maran ayaad timid, adigoo fara-maran ayaadna ka tegi doontaa intaas xusuusnoow". Sayidka Barakeysan.

10/05/2026

Madaxweyne Xasan Shiikh oo la dardaarmay dhallinyarada Soomaaliyeed: "Xor ahaada yaan la idin isticmaalin".

10/05/2026

MUCAARADKA MOGADISHU oo looga baxay ballankiii MUDAHARAADKA ee garoonka Koonis.

10/05/2026

MUDAHARAADKII MUCAARADKA oo hal meel lagu koobay. Markale Xasan Shiikh waa ka adkaaday Mucaaradka.

10/05/2026

XUSUUSIN: Maalmihii Madaxweyne Xasan iyo Shariif isku kooxda ahaayeen.

10/05/2026

Maxaa ka socda MIRINAAYO? Mucaaradka uu hogaaminayo Shiikh Shariif Shiikh Axmed?

10/05/2026

Barbaariye πŸ“– Birmade πŸ”« Dal-xoreeye πŸ‡ΈπŸ‡΄

Hassan Sheikh Mahamud iinta keliya ee xukuumaddiisu leedahay waa dhul-boob, iintaas maahee mid kale ma leh. Iyadana waan ku rabnaa.

Tani waa kalmadihiisii sababta u noqday inuu mar labaad xilka Madaxweynaha ku guuleysto 2022-kii.

09/05/2026

Shabakaddii Bannaan-baxayaasha lagu diiwaangelinayey oo MUCAARADKA laga jabsaday.

09/05/2026

MUCAARADKII MUDAHARAADKA abaabulayey oo la hareereeyey iyo dagaal laga cabsi qabo inuu qarxo.

Address

Mogadishu

Telephone

+252616200049

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Ahmed Farah Jaangoan posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Establishment

Send a message to Ahmed Farah Jaangoan:

Share

Category