Clipsom

Clipsom Bartan waxa aanu ku baahinaa barnaamijyo ku saabsan dhaqaalaha, siyaasida iyo wixii la hal-maala.

  Ilaalada kacaanka iran ayaa sheegay in ay u aargudayaan hogaamiyohooda ayna tahay mid k**a dambaysa ah.
01/03/2026

Ilaalada kacaanka iran ayaa sheegay in ay u aargudayaan hogaamiyohooda ayna tahay mid k**a dambaysa ah.

  Television ka Iran; xukuumada iran waxay ku dhawaaqday 40 cisho oo baroordiiq ah kadib dilka murshid khamini..
01/03/2026

Television ka Iran; xukuumada iran waxay ku dhawaaqday 40 cisho oo baroordiiq ah kadib dilka murshid khamini..

  Murshidka ayaa ku geeryooday duqaymaha sida uu xaqiijiyey television ka guud ee iran.
01/03/2026

Murshidka ayaa ku geeryooday duqaymaha sida uu xaqiijiyey television ka guud ee iran.

channelka 12 ee isreal;gantaal ayaa ku dhacay gudaha isreal kadib markii iran ay xayn gantaalo ah ku soo riday israel..
01/03/2026

channelka 12 ee isreal;gantaal ayaa ku dhacay gudaha isreal kadib markii iran ay xayn gantaalo ah ku soo riday israel..

arimaha dabada qatar; si adag ayaan u cambaraynayna duqaynta iran ay ku duqaysay qatar gantaalo plastic ah...
01/03/2026

arimaha dabada qatar; si adag ayaan u cambaraynayna duqaynta iran ay ku duqaysay qatar gantaalo plastic ah...

 ; ilo wareedyo aad ugu dhow wasaarada difaaca talyaaniga ayaa sheegay in wasiirka difaaca Guido Crosetto uu ku xaniban ...
01/03/2026

; ilo wareedyo aad ugu dhow wasaarada difaaca talyaaniga ayaa sheegay in wasiirka difaaca Guido Crosetto uu ku xaniban yahay dubia isaga iyo qayskiisa kadib markii la joojiyey duulimaadka dagaalka iraan, isreal iyo maraykanka dartiis..

 ; afhayeenka arimaha dibada iran; ilaa hada lama hubo in kaamini uu noolyahay...
28/02/2026

; afhayeenka arimaha dibada iran; ilaa hada lama hubo in kaamini uu noolyahay...

Address

Mogadishu

Telephone

+252906263488

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Clipsom posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share