22/02/2026
π FURSAD TABABAR GAAR AH!
Waxaa si rasmi ah u bilaabanaya Course E-Commerce oo ay qabanayso Som Skills Academy.
π Muddada: 3 Casho
π» Waxaad ku baran doontaa:
β’ Sida online ganacsi loo bilaabo
β’ Platforms-ka sida Amazon, Alibaba & AliExpress
β’ Helidda suppliers iyo dropshipping
β’ Suuq-geynta digital-ka iyo iibka caalamiga ah
π― Haddii aad rabto inaad bilowdo ganacsi online ah ama kordhiso xirfadahaaga, tani waa fursad kuu gaar ah.
Websate link
π© https://forms.gle/kqUpbj5V8Wfbh1fB7
LINK WHATS APP GROUP.
https://chat.whatsapp.com/HC36rZLPUs78S5BGmkVnW4?mode=gi_t
We are a professional and development hub in Somalia, empowering youth and professionals with modern skills in E-Commerce, ICT, Health, Education, and Business & Leadership.