Galmudug media

Galmudug media well

01/07/2025

Dabaldaga sanad gurada 65aad 1da luulya.
Geesiyaasha Ciidanka Qaranka oo soo Bandhigay Dabaaldag Cajiib ah

Yahya Jama Sheikh Omarl

Hoggaamiyaha Dawladda Ssc-Khaatumo ayaa maanta dib ugu soo laabtay Caasimadda SSC-KhaatumoLaascaanood 19-06-2025:- Hogga...
19/06/2025

Hoggaamiyaha Dawladda Ssc-Khaatumo ayaa maanta dib ugu soo laabtay Caasimadda SSC-Khaatumo

Laascaanood 19-06-2025:- Hoggaamiye Cabdiqaadir Axmed Aw-Cali oo dhawaanahan safar shaqo ugu maqnaa caasimadda dalka ee Muqdisho ayaa maanta si nabadgelyo ah ugu soo laabtay Magaalada Laascaanood ee Caasimadda Dawladda SSC-Khaatumo.

Hoggaamiyaha waxaa gegida diyaaradaha ku soo dhaweeyey Hoggaamiye ku xigeenka Dawladda Dr. Maxamed Cabdi Ismaaciil, xubno ka tirsan golayaasha Dawladda iyo qaybaha kala duwan ee bulshada caasimadda.

Hoggaamiyaha oo shacabka iyo madaxda kula hadlay garoonka ayaa ka warbixiyey ujeeddooyinkii iyo guulihii uga qabsoomay caasimadda, isagoo sidoo kalana si weyn carrabka ugu adkeeyay caddaalad siinta hablaheenna sharafta badan ee dhibka iyo denbiga culus ee kufsiga ah loo gaystay.

Hoggaamiyaha ayaa ballanqaaday caddaalad dhammaystiran oo ay helaan dhibanayaashu, isagoo sidoo kalana xusay doorka shariifka ah ee habalaha SSC-Khaatumo ku leeyihiin halganka iyo dawlad-dhiska deegaanka.

-Dhammaad-

Xafiiska Warfaafinta iyo Xidhiidhka Dadweynaha Madaxtooyada Dawlad Goboleedka SSC-Khaatumo

18/06/2025

Iran 🇮🇷 military says 🗣

Tel Aviv🔥 Reer Gaza sidaan oo kale ayay u qayliyeen, laakiinse innaba ma aydaan u naxariisan, annaguna kuuma nixi doono

🗣 Iran 🇮🇷 military
Tel Aviv🔥 The people of Gaza also cried out like this, but still you showed no mercy, we will show no mercy to you either.🇮🇷

Nidaamka digniinta deg-deggaHome Front Command waxa ay bilowday in ay digniino taleefannada ku diraan 15–30 daqiiqo ka h...
18/06/2025

Nidaamka digniinta deg-degga
Home Front Command waxa ay bilowday in ay digniino taleefannada ku diraan 15–30 daqiiqo ka hor inta aanu gantalada bilaavan , si dadka uu helo waqti ay ku galaan bunkers. Sirenada degninta ayaa garaaca 90 ilbiriqsi ka hor saamaynta la filayo

Marka digniinta dhammaato, waxaa la bixinayaa war fariin "All calm" ah oo sheegaysa in ee istajiyan

18/06/2025

Ciidamada Israel waxay sheegayaan inay joojiyeen 80–90% gantalada ballistic-ka Iran, laakiin 5–10% ayaa gudubtay nidamka difaca — taasi waxay keentay dhismo burburay iyo dhaawacyo gudaha Tel Aviv iyo Haifa .

18/06/2025

Before And After Israel 🇮🇱

08/06/2025

BUUGI LA MAGAC BAXAY MAGALADA JACEELKA
CODKA Micraaj Kaastaro

23/04/2025

Wasiir fiqi , waxaanu aduunka kala dirirna maamulka waqooyi galbeed oo ku waashay SOMALILAND
SOMALIA NEWS 📰

22/04/2025

Aadan madoobe oo xilkii iska casiley see more,,,

22/04/2025

”Shaqaalaha Dowladda iyo wasiirada dhamaantood waa ladhaarinayaa, qofka aanan dhaaran, xafiiska wuu kabaxayaa“.

Ra’iisul Wasaare Xamsa Bare

Address

Mogadishu

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Galmudug media posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Shortcuts

Share

Category