Apka media

Apka media halkan waxad kahelesa wax walbo ciyaraha kusabsan iyo koxda chelsea

Dumarka maxey kujacelyihin Ine is yareyan raga ayagana Mai's yareyan sida dumarka wayahan danbe
18/09/2024

Dumarka maxey kujacelyihin Ine is yareyan raga ayagana Mai's yareyan sida dumarka wayahan danbe

17/09/2024

Salaada jameecada lagu tukado, waxay 25-27darajo dhertahay mida kaliga ah๐Ÿ‘

๐Ÿ’ฅ๐ˆ๐ญโœ๐ฌ ๐Œ๐š๐ญ๐œ๐ก๐๐š๐ฒ - Lineup ka macquulka ah: Shock ayey igu noqon doonta sidan si ka duwan haduu Maresca galabta kusoo shart...
01/09/2024

๐Ÿ’ฅ๐ˆ๐ญโœ๐ฌ ๐Œ๐š๐ญ๐œ๐ก๐๐š๐ฒ - Lineup ka macquulka ah:

Shock ayey igu noqon doonta sidan si ka duwan haduu Maresca galabta kusoo shartago

Lavia weli wa dhawac ๐Ÿคฆโ€โ™‚๏ธ

Hadafka galabta: Guul ama Guul ๐Ÿคทโ€โ™‚๏ธ Come on Chelseee๐Ÿ’™

๐Ÿ“ธ-Sancho,Felix,Pedro Neto ๐Ÿ”ฅ๐Ÿ’™
01/09/2024

๐Ÿ“ธ-Sancho,Felix,Pedro Neto ๐Ÿ”ฅ๐Ÿ’™

Meqa goal premier league ah ayey dhalin karan xili ciyaaredkan ๐Ÿ‘‡Pedro Neto Joao Felix
21/08/2024

Meqa goal premier league ah ayey dhalin karan xili ciyaaredkan ๐Ÿ‘‡

Pedro Neto
Joao Felix

Wa boska kaliya kadhiman Barca oo kadhiman
20/08/2024

Wa boska kaliya kadhiman Barca oo kadhiman

Reer Real iska fiiriyahee Barcelona

20/08/2024

Suuqa Chelsea oo shida Jo flex hadana qaten

๐Ÿ”ดโšช๏ธ๐Ÿ›ฉ๏ธ Wax dhibaato ah k**a jiraan heshiiska Conor Gallagher. Qorshaha ayaa ah in Conor uu u safro Madrid ka dib markii h...
20/08/2024

๐Ÿ”ดโšช๏ธ๐Ÿ›ฉ๏ธ Wax dhibaato ah k**a jiraan heshiiska Conor Gallagher.

Qorshaha ayaa ah in Conor uu u safro Madrid ka dib markii heshiiska Joรฃo Fรฉlix la saxiixay oo la dhammeeyay tijaabooyin caafimaad maanta.

Gallagher waxa uu horeba u sameeyay wax walba oo ay ku jiraan caafimaadka iyo heshiisyada uu la galay Atlรฉtico Madrid, markaโ€ฆ ma degdegin.

20/08/2024

โ€ผ๏ธJoรฃo Fรฉlix ayaa ogaaday fursad uu ku aadi lahaa Chelsea. Markii uu ogaaday fursadan uu ugu soo laaban karo kooxda, aad ayuu ugu farxay. Mar walba waxa uu lahaa dareenkan ah in Chelsea ay tahay kooxda ugu fiican isaga. ๐ŸŽ™๏ธ on YouTube

Koxda chalsea ciyartoy aruris kujirtaa marka waxa lala xaririna Sancho man u waxe kurabta 40 m
20/08/2024

Koxda chalsea ciyartoy aruris kujirtaa marka waxa lala xaririna Sancho man u waxe kurabta 40 m

Address

Bakaro Muqdisho
Mogadishu

Telephone

+252615004404

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Apka media posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Establishment

Send a message to Apka media:

Shortcuts

Share