Qani Haaji ibrahim

Qani Haaji  ibrahim Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Qani Haaji ibrahim, Performing Arts, Mogadishu.

01/09/2021
03/04/2021
31/03/2021

Taxanaha Caafimaadka

1. Waxyaabaha sida maalinlaha ah xasaasiyada maqaarka u kiciya waxaa ka mid ah saacadaha birta ah, silsiladaha gacmaha la gashto iyo xita jijimaha qaybo ka mid ah, caafimaadkaaga ayaa ka wanaagsan xaragada, ka taxadar hadii ay si gaar ah ay kuu dhibayaan

2. Dadka koolba aariyadu feeraha ka gasho waxa ugu badan ee sababa wacaaka mid in qofku tiirsado darbi xilliyada qaboobaha, in aad xigsato darbiga gaar ahaa geeska ay dhaxanta kasoo galayso marka aad dad la fadhiso sidaa darteed ha ku tiirsan darbiga xilliyada qaboobaha hana xigsan darbiga geeska ay dhaxanta kasoo galayso

3. Cudurada neefmareenka iyo xasaasiyada ku dhacda caruurta waxa ugu badan ee keena waxaa ka mid ah in qolka oo la carfiyay horey laga seexiyo caruura, xita dadka waawayn ayay dhibta caraftaas iskaba daa caruur difaaca jirkoodu yar yahay, seexi caruurta qolka 2 saac ka dib carfinta

4. Waxyaabaha hingada sababata u ah waxaa ka mid ah cabista shaah sanjabiilka laga badiyay, cunista cunto aad u kulul iyo basbaaska qayb ka mid ah, cunista cunto diiran, shaah loo qiyaasay sanjabiilka iyo inaad basbaaska yarayso ayaad kaga fiicnaan karta hingada soo laalaabata

5. Waxyaabaha madax xanuunka joogtada ah keena waxaa ka mid ah in qofku madaxa maro gashto marka uu hurdaayo, marada madaxa aad gashatay waxay caqabad ku tahay hawada fresh-ka ahayd aad qadanaysay, madama madaxa aad maro gashatay neeftii kaa soo bxday ayaad dib u qaadan doonta halkii la rabay hawo fresh ah inaa qaadato

Qodobke Dareenkaaga Soo Jiitay

La Wadaag Walaalaha Kale Si Ay Uga Faaiidaystaan


https://www.instagram.com/p/CDWTAjqJ9xp/?igshid=1vqnuu6d5m4mo

Waahinsabriye
Drsalaad

28/03/2021
27/03/2021
27/03/2021

Address

Mogadishu

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Qani Haaji ibrahim posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share