Cazuuz

Cazuuz wll kusoo cazuuz love peg hadii Ku cusub tahay
follow soo dheh mahadsanid

05/05/2023

Walaal tuko salaada intaan lagu tukan

Pegkaan follow soo dheh sii share gare

04/05/2023

idiriska iitaabo & Dheylo maxaa kala heysto
Muuqaalka dhameyso adiga qosol la fuuri doonee🤣🤣🤣

Cazuuz pegka follow like noo saar

27/04/2023

Baabajey iyo balbalarka oo si xun loo jafey iyo dadka tiktook isticmaala ee madaxda inay yihiin iska dhaadhiciyeen oo ayagana si xun loo jafay runtana loo sheegay

Plz follow isoo dheh muuqaalka like saar sii share gare

23/04/2023

Emotional Nuclear🤣

Plz follow nasoo dheh muuqaalka like saar

19/04/2023

Kooko inay naxdin u dhato aan ka baqaa gemkaa dhexdiisa
muuqaalka dhameyso adaa qosli doonee

follow soo dheh pegka siina share gare

Ashraf Hakimi, ayaa isu diyaarinaya inuu maxakamad la koro xaaskiisii h**e Hiba, si loogu kala qeybiyo hantida ay heysat...
18/04/2023

Ashraf Hakimi, ayaa isu diyaarinaya inuu maxakamad la koro xaaskiisii h**e Hiba, si loogu kala qeybiyo hantida ay heysato oo gaareysa $3-Milyan oo dollar.

15/04/2023

Qiso cajiib ah: In aad baari u noqoto waalidkaaga waxa ay kaa dabooli doontaa dhibaato/culays kasta oo aad la kulmi lahayd.

Pegka follow soo dheh muuqaalka like saar

12/04/2023

Prank ( Hayaat prank lagu sameeyay saai u xanaaqday

plz follow isoo dheh like ii saar

F-T Argentina  3:0 croatiaArgentina oo gaartay finalka markii lixaad! 🇦🇷🙌
14/12/2022

F-T Argentina 3:0 croatia

Argentina oo gaartay finalka markii lixaad! 🇦🇷🙌



Xulalka Argentina iyo Croatia ayaa cawa ciyaari doona afar dhamaadka Koobka Adduunka. Xulkee ayaa gaari kara final?Plz f...
13/12/2022

Xulalka Argentina iyo Croatia ayaa cawa ciyaari doona afar dhamaadka Koobka Adduunka.

Xulkee ayaa gaari kara final?

Plz follow nasoo dheh like saar mahadsanid

Cajiib:Ninkaan cadaanka ah ayaa iyada oo nool dilay gabadhan soomaaliyeed oo uu qabay laguna magacaabo Rayaan Bajaaj.Gab...
12/12/2022

Cajiib:Ninkaan cadaanka ah ayaa iyada oo nool dilay gabadhan soomaaliyeed oo uu qabay laguna magacaabo Rayaan Bajaaj.

Gabadhaan oo youtuberad ah ayaa diiwaan gashatay hadii ay dhimato in ninkaan uu dhaxli doono YouTubkeeda iyo wixii Lacag ah oo ku jira.
Balse iyada oo nool ayuu tagay shirkada YouTube waxa uuna yidhi "wey dhimatay ee igu soo wareejiya YouTubkeeda iyo wixii lacag ah oo kujira" taas oo sababtay in ay kala tagaan.

Gabadhaan ayaa sidoo kale sheegtay in uu mar walba kala kulmi Jirtay cunsuriyad ,ayna hadda la tiigsanayso maxkamad.

Address

Mogadishu
5168

Telephone

+252619755168

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Cazuuz posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share