14/03/2026
Ramadaan Mubarak
Macmiil adiga oon qishin faalada qofka kale.
Fadlan nala wadaag Jawaabta saxda ah.
Su'aasha cawa waxay ku odhanaysaa "Sheeg Asxaabigii ugu horreeyey ee mu’adin noqday ama Adimay ?
Jawaabtu waa :-
B. Bilaal bin Rabaax (RC)
T. Abuubakar (RC)
J. Cumar (RC)
X. Cali (RC)
Fadlan dooro B.T.J ama X oo nagula wadaag faalada hoose una sii share-garee awa asxaabtaada.