Amir Sign

Amir Sign Naftada sheydaanbaa laxiriiree
haqatalin oo ee wax walba ka fiirsi usamee

14/03/2022

Like and Share

Kusoo Dhawoow Macmiil Amiir Sign Fadlan Pageka Like saar share na   inoo  dheh Waaa inoo dhiiri gelin Mahadsanid walaal ...
14/03/2022

Kusoo Dhawoow Macmiil Amiir Sign Fadlan Pageka Like saar share na inoo dheh Waaa inoo dhiiri gelin Mahadsanid walaal
Kusoo Dhawoow macmiil Amiir sign

14/03/2022

Hello like and Follow

Asc Macaamiisha Qiimiga Badan Subax wanaagsan
12/03/2022

Asc Macaamiisha Qiimiga Badan
Subax wanaagsan

18/07/2021

Geedku Markiisii h**e Wuxuu Ahaa iniin
Markiisii h**e Xaalado badan iyo is bed-bedel badan buu Soo Marey Heer Wuxuu Soo Maray uusan Maanta u ekeyn
Maantase waa Geed harkiisu Weynyahay
Oo Gabaadka Laga galo.

Kasoo gudub Qof Kastaa Wuxuu Leeyahay Qiso Isaga u Gooniyaa oo uu gaar uleeyahay
Sidaasba ha ahaatee qof walba Wuxuu jecelyahay Inuu Qisadiisa Noqoto mid uu Ka gudbo Si walbay u adagtahay wuxuu Niyada ku Hayaa inuu ubedelo guul

F.G Qofka Guuleystay Badanaa Wuxuu ka sheekeeyaa Dhibaatada iyo Wadadooyinkii uu guusha ku Hantiyey .
Taasi waxay inoo cadeyneysaa ineysan Guush u fududeyn sida guul darrada oo kale
Dadkoo dhan guusha wey rabaa balse keliya waxaa guuleysta kuwa Guusha uqalma .

Guushaada Gaar

Fadlan Pageka like saar si aad inoola socotid Mahadsanid

09/07/2021

Macmiil kusoo Dhawoow Kaarto Design
Fadlan Pageka like saar si aad u hesho Adeegyadeena

08/07/2021

Macmiil Waxaaan heynaa Camera iibaa
Waqti yar la isticmaalay
waana nikon
3,100 oo dhameestiran
Lens 18 up to 55

Fadlan haddaad ubaahantahay Nagala Soo Xirii
What's app Number +252613705204

Shirkadda Xayasiinta iyo Suuq geynta Ganacsiga Waxay war Gelineysaa macaamiisheeda In ay Bilaawday Adeega Suuq geynta To...
08/07/2021

Shirkadda Xayasiinta iyo Suuq geynta Ganacsiga
Waxay war Gelineysaa macaamiisheeda
In ay Bilaawday Adeega Suuq geynta Tooskaa
Oo Macaamiisha lagu soo Booqan Doono
Goobahooda Ganacsi si loo soo bandhigo Badeecadahooda .

Haddey kugu raagtey Badeeco
Waxa ka dhiman waa Soo Bandhigid

Fadlan Booqo pageka

Shirkada 👉👉👉 Kaarto Design

Mahadsanid

Address

Mogadishu
5804

Telephone

+252616580482

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Amir Sign posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Establishment

Send a message to Amir Sign:

Share