08/05/2018
Qofka haduu tashto, waxyeeladu aad uma saamayso, waayo wuxuu abuurtay xaalad deganaan oo si dhibyar looga hortagi karo waxyeello kasta.
Dhibaato u joog haddaa aragto waa qof aan tashan dhibaatada horteed.