Learning Quran Online

Learning Quran Online Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Learning Quran Online, Comedy Club, Howlwadaag, Mogadishu.

05/02/2026

Indhaha isku qabo hal ilbiriqsi... 🤔
ka feker adigoo waayay labadaada kalyood, maalin kastaana ay kuu tahay halgan aad ugu jirto neefta iyo nolosha garabneh aadan heysan .

Walaasheen Zahra Saciid TikTok ku so gasha () waxay mareysaa xaalad adag oo kalyo dhaqis ah (Dialysis). Maanta waxay nala wadaagtay qoraal qalbiga gubaya:

"In kalyaha ifadhiisteen waxaa iidheer inaan niyad jab xogan oo si gooni ah iiheysta... qorshe aan kelyo la'aantan uga bixi karo ma haysto, laakiin qadarta Alle waa mid aan la bedeli karin." Waana ku qanacsanhy 😭

Caafimaadka aad haysato waa hanti “ Maanta waad caafimaad qabtaa, laakiin Zahra waxay u baahan tahay garabkaaga.

Ducaduna waa hubka ugu weyn aad heysato Maanta “
Fadlan ha dhaafin qoraalkan adigoon aan u duceyn walshen :"Illaahayow caafimaad taam ah sii Zahra, dhibkana ka dulqaad."

Haddii aadan awood u lahayn inaad dhaqaale ku caawiso, TikTokeyda kal xariir halkaas ayaan ka soo arkay waan hubaa wey ubantahy caawinad !

Fadlan Share dheh si uu u gaaro dadka Alle wax siiyey ee gacan qaban kara.
Naxariistu waa waxa inaga dhiga bini-aadam. Ha ka weecan qof dhibban oo kuu baahan 😭🤲🏻

01/05/2023
22/06/2022

King CK iyo akshay oo is dagaalay sababta maxa waye

Welcome saaxiibayaal into best funny videos
22/06/2022

Welcome saaxiibayaal into best funny videos

Address

Howlwadaag
Mogadishu

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Learning Quran Online posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share

Category