Af hayeenka dhalinyarada soomaaliyeed

Af hayeenka dhalinyarada soomaaliyeed Dal weliba waxaa dhisa dadkiisa gaar ahaan dhalinyarada siyaasad cusub

Maanta oo kale 1dii Aguasta 2022 Waxaa la helaya yuusuf teeraa oo sheegay in uu yahay cabdirsaaq teeraa Aabihiisa kadib ...
01/08/2022

Maanta oo kale 1dii Aguasta 2022 Waxaa la helaya yuusuf teeraa oo sheegay in uu yahay cabdirsaaq teeraa Aabihiisa kadib sanado badan lagu timaamay in uu ahaa qof aabo la'aan ah waa ninka sawarkiisa idiin muuqda

11/12/2021

Hadii aan nahay dhalinyarada soomaaliyeed waan ka xunahay in wadanka uu ekaaday wadan aan dowlad laheynin
1.cadaalada darada
2.musuq maasuq
3.dilalaka
4.doorashada la boobay
5.asluub xumada askarta dowladda
6.dhaca joogtada ah
Iw....
Farmaajo waqtigiisa maxaan dhaxalnay?

20/09/2021

Farmaajo iska bax inta aan lagu bixinin

Farmaajow iskaga bax siyaasda waad ku fashilantay mar hadii aad isku dayday adoo mudadii kaa dhamaatay in aad mooshin ka...
09/08/2021

Farmaajow iskaga bax siyaasda waad ku fashilantay mar hadii aad isku dayday adoo mudadii kaa dhamaatay in aad mooshin ka keento RW ROOBLE

11/07/2021

Waxaan cambaareyneynaa maamulka puntland iyadoo dhalinyarada soomaaliyeed oo waxba galabsanin dhiigooda baneysanayaa
Waxaan leeynahay dadyowga soomaaliyeed ha u horseedina dhibaato laga dhaxlo ficilada aad sameeyneysaan
Hadii aad ka waantoobi weydaan wixii ka dhasha idinkaa mas'uul ka ah

Xildhibaan mahad salad waa uu u qalmaa in Markale loo doorto kursiga xildhibanimo waxaan leeynahay guuleeyso waan aragna...
04/07/2021

Xildhibaan mahad salad waa uu u qalmaa in Markale loo doorto kursiga xildhibanimo waxaan leeynahay guuleeyso waan aragnay wax qabadkaagii
Uma maleeynaayo in uu jiro mid kula mid ah waqtigaan la joogo
Horay u soco

04/07/2021

waxaan cambaareyneynaa dagaalka ka dhacay BELEDWEYNE
hadii aan nahay dhalinyarada soomaaliyeed
waxaan ku baaqeynaa in la joojiyo dagaalka ka socda BELEDWEYNE
Dagaal wiil kuma dhasha wiil ayaa ku dhinta

Hadii aan nahay dhalinyarada wax baratay waxaan rabnaa in aan helno fursado Waxaan wax u baranay in aan wadankeena wax u...
02/07/2021

Hadii aan nahay dhalinyarada wax baratay waxaan rabnaa in aan helno fursado
Waxaan wax u baranay in aan wadankeena wax u qabano
Waxaan idinka codsaneynaa inaad ku dadaashaan xasiloonida iyo nabad gelyada
Dalka maanta uma baahna kala tag iyo dagaal wuxuu u Baahanyahay dabacsanaan siyaasadeed iyo isu soo dhawaasho dhinac kasta ah
Dalka waa dalkeena ee ka daaya dhibta iyo fowdada
Siyaasi kasta waxaan ka codsaneynaa in uu ilaaliyo xasiloonida dadka iyo dalka
Madaxdii h**e uu ugu dambeeyay MD farmaajo dalka idinka oo kaliya ma lihidiin ee ogolaada doorosho xor iyo xalaal ah
Naga daaya musuqa iyo maasuqa
Wabilaahi towfiiq

30/06/2021

Waxaan u Baahanyahay cadaalad
Odaaysha ha baneeyaan xilka
30 sano iyo ka badan waxba wey qaban waayeen ee dhalinyarada soomaaliyeed
Fursad hala siiyo

Address

Mogadishu
2526

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Af hayeenka dhalinyarada soomaaliyeed posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Establishment

Send a message to Af hayeenka dhalinyarada soomaaliyeed:

Share

Category