21/05/2026
🔴 DEG DEG AH: Afar Qof ayaa ku dhintay, lix kalena waa ay ku dhaawacmeen ka dib markii uu dhisme Ku dumay habeenimadii xalay magaalada Fes, oo qiyaastii 200 oo kiilomitir (124 mayl) dhanka bari ka xigta magaalada Rabat, sida ay sheegeen mas'uuliyiintu