Eng-Moos

Eng-Moos XOG OGAAL [email protected]

Captain Ibrahim tarore oo ka jawaabaya hadal uu madaxwaynaha faransiiska ee macron yiri oo ahaa,  "madaxda africaanku wa...
12/05/2025

Captain Ibrahim tarore oo ka jawaabaya hadal uu madaxwaynaha faransiiska ee macron yiri oo ahaa, "madaxda africaanku waa inay nooga mahadceliyaan annaga (farasnsiiska) waxa aan u qabanay"

Traore ayaa ugu jawaabay macron "hadii aadan mulxid (diin laawe) ahayn oo ay jirto cid aad caabudo, Subaxa h**e marka aad soo kacdo waa inaad u ducaysaa Africa iyo dadkeeda, sababtoo ah annaga iyo awoowayaasheen dartood ayuu faransiisku wax ku yahay maanta"

Ciidanka difaaca Pakistan ayaa saakay soo riday diyaarad ay kusoo warareen Ciidanka India oo nuuceeda yahay Israeli Hero...
30/04/2025

Ciidanka difaaca Pakistan ayaa saakay soo riday diyaarad ay kusoo warareen Ciidanka India oo nuuceeda yahay Israeli Heron drone taas oo waji kale u yeeleyso dagaalka madama la xaqiiqsaday in Israel ay goor h**e ku hubeysay diyaaradaheeda ciidanka India.

DEG:DEG:- Siyaasi Siidow ayaa loo wadaa Guddoomiyaha Degmada Boondheere.Boondheere ayaana hadda waxaa haya beesha Abgaal...
29/04/2025

DEG:DEG:- Siyaasi Siidow ayaa loo wadaa Guddoomiyaha Degmada Boondheere.

Boondheere ayaana hadda waxaa haya beesha Abgaal waxaana la filayaa in Beesha Jareer weyne lagu qanciyo booskaas maadama ay ka gadoodeen qaabkii loo maareeyay dhimashadii General Sheegow.

Macawisleeyda Xuutiyiinta oo si farsameysan fursada uga saaray Markab-dagaal oo Mareykanku leeyahay oo lagu magacaabo SS...
29/04/2025

Macawisleeyda Xuutiyiinta oo si farsameysan fursada uga saaray Markab-dagaal oo Mareykanku leeyahay oo lagu magacaabo SS-Truman,kaasoo xambaara dayuuradaha dagaalka.
Markabka Truman ayaa isaga tagaya xeebaha badda Khaliijka waxaana uu ku wajahan-yahay USA si dayactir loogu sameeeyo.
Burburka soo gaaray Markabkan ayaa lagu qiyaasay Balaayiin-Dollar.

2 bari ka hor ayuu sawirkaan ku galay duleedka Gaza ninka an ka hadlayo waa Asaf Kafri oo ahaa taliyihii taangiyada ciid...
29/04/2025

2 bari ka hor ayuu sawirkaan ku galay duleedka Gaza ninka an ka hadlayo waa Asaf Kafri oo ahaa taliyihii taangiyada ciidanka Israel, Saakay ayuu ku baxay gacanta Xamaas kadib markii aroornimadii h**e ee saakay ay wareer afjar ah Al Qasaam ku qaaday fariisimo ciidanka Israel ku lahaayeen koonfurta Gaza.

Geesi haddaa maqasho waa kan waa kuma Farxaan Malaay Geesigii Awdheegle lagu waayay la iskana ilaaway.Farxaan Maxamed Ji...
28/04/2025

Geesi haddaa maqasho waa kan waa kuma Farxaan Malaay Geesigii Awdheegle lagu waayay la iskana ilaaway.

Farxaan Maxamed Jimcaale oo loo yaqaanay ( Farxaan Malaay ) wuxuu ahaa taliyihii Saldhigga Awdheegle Khawaarijtii ayaana 15-ka ramadaan ku soo weerartay saldhigga Awdheegle Taliyaha iyo ciidankiisii jilbaha ayeey u dhigteen dagaalka oo dhowr saacadood socday kadib wararka ayaa xilligaa xaqiijiyay in taliye Farxaan uu dhintay ilaa iyo maantana nolol iyo Geeri midna waa lagu la'yahay.

Hadaba maanta Farxaan haddii uu geeriyooday wuxuu mudan yahay in Madaxda Qaranka ee maamuusto qoyskiisana qalbiga loo qaboojiyo Ahmed Moallim Fiqi oo ah wasiirka Gaashaandhigga shaqaddaa inuu ka soo bixi karo waa aaminsanahay Farxaan oo kalana in la iska ilaabana ciidanka kale ayeey qalbigooda dileysaa.

Allaha u naxariisto Geesi Qaran Farxaan Malaay.

"Ninkii furin dagaal ka soo baxa waa dil toogasho ah, haddaan dilkii gaari waynana wax u dhigma oo xabsi dheer ah ayey l...
28/04/2025

"Ninkii furin dagaal ka soo baxa waa dil toogasho ah, haddaan dilkii gaari waynana wax u dhigma oo xabsi dheer ah ayey la kulmayaan, kaliya qofkii arrinta sameeyey ma ahan Hooyadii iyo Aabihiina waa lajiraan ciqaabtay wax ka qaadanayaan", Taliyaha Ciidanka Asluubta Soomaaliyeed Gen. Mahad Cabdiraxmaan Aadan (Shubka).

Walalka oo dil toogasho ku xukuman walibo tiirka ku xiran ma isku sawiri lahayd ninkan ayaa sidaas sameyay ka dib marku ...
27/04/2025

Walalka oo dil toogasho ku xukuman walibo tiirka ku xiran ma isku sawiri lahayd ninkan ayaa sidaas sameyay ka dib marku hooyadiis dilay subxanallah.!💔😭

Pakistan  waxay ciidankeeda oo hub culus wata dhoobtay xuduuda ay India la wadaagto,  kadib xiisado dhawaanahan labada d...
25/04/2025

Pakistan waxay ciidankeeda oo hub culus wata dhoobtay xuduuda ay India la wadaagto, kadib xiisado dhawaanahan labada dal u dhexeeyay.

India waxay ku eedeysay in Pakistan ka danbeyso askarta India ee lagu laayay dhanka ay ka xukunto gobalka Kashmir. Pakistan iyadana waxay ku hanjabtay haddii India ay biyoxireen ka sameyso biyaha wabiga Sindi oo 70% beereleyda Pakistan ay biyihiisa u adeegsadaan waraabka beeraha, inay u arki doonto daandaansi kagana jawaabi doonto dagaal toosa.

Maxay kula tahay?

Musharax Madaxweyne JFs Cabdulqadir xuseen maxamed JahweynBadbaado iyo barwaaqo Inshaa allah
06/05/2022

Musharax Madaxweyne JFs

Cabdulqadir xuseen maxamed Jahweyn

Badbaado iyo barwaaqo Inshaa allah

Doorasho ayaa looga fadhiyey in mudo cayiman uu ku qabto balse intuu ka leexday ayuu dabaq dhisid bilaabay iyo boobka ha...
26/12/2021

Doorasho ayaa looga fadhiyey in mudo cayiman uu ku qabto balse intuu ka leexday ayuu dabaq dhisid bilaabay iyo boobka hantida qaranka bil isagoo jooga

Waa lagu digtaa ruux hadduu ku darnaan jiraye bal dayaay wadaadkii wakaas sii dabayshadaye.

Address

Mogadishu

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Eng-Moos posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share