23/04/2026
Wasaaradda Arrimaha Gudaha ee Pakistan: Waxaan ku adkeynaynaa dhinacyada iran iyo mareykanka in la sii wado wada hadalada iyadoo lamaraya marinnada diblomaasiyadeed si loo gaaro xal waara oo loo helo khilaafka.
Wasiirka Arrimaha Gudaha ee Pakistan ayaa yidhi "Kordhinta waqtiga xabad joojinta ee Trump uu kudhawaaqay waa tallaabo muhiim ah oo lagu yareynayo xiisada dagaalka waxaana ka fileynaa horumar"
Iran geesteeda ayaa sheegtay inay diyaar u tahay in xal lagaadho balse anay dalbanin xabad joojinta oo mareykanka iyo xulufadiisa ay dan u arkeen iyaga oo baqanaya.
Iran ayaa ku goodisay hadii dagaalka ay dib ubilaaban Isra iyo mareykanka ay gaadhsiin doonto jab xoogan iyaga sheegay inay naar dhadhansiin doonto....