HAGARDIID PRODUCTION'S

HAGARDIID PRODUCTION'S Please Follow us: HAGARDIID PRODUCTION
Like, Comment , Shere .Mahadsanidiin!!

kusoo dhawaada page ka hagardiid pro
page wax yaabaha aad ka heli doontaan warbixino laxiriira technology-yada
madadaado ,wax badan oodin anfici doona idamka alle .

27/02/2022

Saameynta ay Nolasheena ku yeelatay Technology-yada | Casriga Technology-yada
HAGARDIID PRODUCTION
Like, Comment, Share

WARGALIN MUHIIM AH!waxaan dhawaan bilaabi doonaa warbixinadeenii laxiriiray dhankaa iyo technology-yada xogaa waanu mash...
27/02/2022

WARGALIN MUHIIM AH!
waxaan dhawaan bilaabi doonaa warbixinadeenii
laxiriiray dhankaa iyo technology-yada

xogaa waanu mashquul nay haddii alle idmo waxaanu
rajeyneynaa inaanu dib uhowl galino farsamooyinka kala duwan war bixinaddii aad uga barateen kanaalka HAGARDIID PRO.

Please follow, Like, Comment, Shere, Mahadsanidiin !

please You Tube ka Subscribe inoo saara.
You tube search: HAGARDIID PRODUCTION.

WAA MAXAY JACAYL ? Jacaylku waa Dareen Mideeya Laba Qalbi oo is Raba, Jacaylku waa is Tixgalin, is Tebis, iyo isku Tiirs...
17/02/2022

WAA MAXAY JACAYL ?
Jacaylku waa Dareen Mideeya Laba Qalbi oo is Raba, Jacaylku waa is Tixgalin, is Tebis, iyo isku Tiirsanaan, Jacaylku waa is Weheshi, iska War hayn, isku Werwerid, iyo in la wadaago dhib iyo dheef hadba wixii jira. Dadka is jecel isma dhayalsadaan, iskumana Dheel dheelaan, Wiirsina Warkiisaba daa,
Dadka is jeceli way is Farxad Galiyaan ee iskama Nixiyaan, Wey is Dugsadaan ee isma Dayriyaan, Wey isku Hiloobaan ee isma Hilmaamaan, Wey is Qadariyaan ee is ma Quursadaan, Nafta ayay isku Huraan Niyadana Wey isku Dhisaan,
Dadka is jeceli waa isku riyo, Waa isku Rajo, Raali bayna iskaga yihiin Rafaad iyo Raaxaba. Dadka is jecel eegmada ayay iskoogu Qaadaan, Oraahda ayay iskugu samraan, Weyna isku indho Kuushaan.
Marka ay kala Maqan yihiin Qalbiga ayay ka midaysan yihiin, wey isku Dhaataaan wey is Dhiiri galiyaan, wey is dhagaystaan, wey is Dhawraan, Wed kala Dhaqaajiya mooye wax kale ma kala Dhantalaaan.
Erayga wan ku jeclahay: dhagta waa u Hadal, Qalbigana waa u Dhaar oo waxay uga dhigan tahay ( aan is hanano, aan isku kaa haleeyo, aan isku soo Dhawaano, ila hawl gal, nafta ii hur, ii hiili Adan Heegan ku ahay, Hoo kalsonidayda ).
Hadaba Ha iska odhan hana is Lugoynina Hadaadan Fulin karin Xeerkisa Caashaqa.
(( IILAAHOW XAQA NA WAAFAJI ))
.........................................................................
"Dhamaan asxaabta barqo wanaagsan
W/Q: Hon Mohamed Somane Hagardid
HAGARDIID PRODUCTIONS

Xilligu wuu kuu samaanCirkaa xays kuu onkodiCulayska xal baa bogsiinDareenka xad dhaafay iyoQalbigan xiisuhu gilgilayQof...
10/02/2022

Xilligu wuu kuu samaan
Cirkaa xays kuu onkodi
Culayska xal baa bogsiin

Dareenka xad dhaafay iyo
Qalbigan xiisuhu gilgilay
Qofkii xayiraadda baday
Mar buu xadhiggiisa jari

Kashaadani xuunshadii
Xoroobay mar bay ku odhan.

Xusuusta ku beer lushaa
Xiskaaga mar bay ka bi'i.

Naftaada wixii xunuun
Qof aan xeerini ku riday
Mar uun baad xaal kasiin.



10/02/2022

Xusuusnow, bilow kasta waa xanuun guushuna way dambeysaa.
Markasta. Meelkasta. Xaalad kasta.
U mahad Celi EEBE. ✍️🤲🤲



10/02/2022

Waxbarashadu waa hubka ugu Awooda badan ee aad wax ku badali karto.



Maanta iga adkaato Waqtigu aabe kuu noqoyeNabsigii albaabada furay baaAayar soo xidhiyeMarkaa saan aarsan doonnaaHaddaan...
28/01/2022

Maanta iga adkaato
Waqtigu aabe kuu noqoye
Nabsigii albaabada furay baa
Aayar soo xidhiye
Markaa saan aarsan doonnaa
Haddaan mowdku ii imaan

《HAGARDIID PRODUCTION》

JIMCO MUBARAK __AXPAAPII

Intu erey wanaagsani i taray eedna iga weecshayAmma aan odhaah fiican uun ku intifaacaayayAdduun iima gooyeen haddaan ii...
20/01/2022

Intu erey wanaagsani i taray eedna iga weecshay
Amma aan odhaah fiican uun ku intifaacaayay
Adduun iima gooyeen haddaan iibso leeyahaye
Ixtiraamku noloshuu u yahay udub dhexaadkiiye
Ogaadaay akhlaaqdii san baa lagu ilwaadaaye.

HAGARDIID PRODUCTION

Nabad galyo 2021✋Sanadka dhalan doona 2022 waxaan ka rajaynayaa idanka ilaahay inuu noqdo mid qurux badan oo rumeeya riy...
31/12/2021

Nabad galyo 2021✋

Sanadka dhalan doona 2022 waxaan ka rajaynayaa idanka ilaahay inuu noqdo mid qurux badan oo rumeeya riyooyinkayga nololeed.

Macsalaama sanadyahaw
Gudubtaye salaamaad
Midka soo socdoow keen
Guul iyo sacaadoo
Samo uun ku caan noqo.

Welcome Sanadka cusub iyo wax cusub Insha,Allah,2022❤🌍✋Sagootinta sanadkii h**e iyo soodhaweynta sanadka cusub 2022


HAGARDIID PRODUCTION

Yaa qaldan labadaan masuul Wixii dhibaato ah oo dalka Kadhacana yaa masuul ka ahFarmaajo mise Rooble?Fikirkaagu waa inoo...
26/12/2021

Yaa qaldan labadaan masuul
Wixii dhibaato ah oo dalka
Kadhacana yaa masuul ka ah
Farmaajo mise Rooble?
Fikirkaagu waa inoo muhiim.

Address

Mogadishu
915131

Opening Hours

Monday 07:00 - 23:30
Tuesday 07:30 - 23:00
Wednesday 07:00 - 22:00
Thursday 07:00 - 12:00
Friday 07:00 - 21:30
Saturday 07:00 - 12:00
Sunday 07:00 - 23:00

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when HAGARDIID PRODUCTION'S posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share