Xuubey online

Xuubey online KU SOO DHAWAADA SAAXIIBAYAAL PAGEKAN WAXAAD KA HELI DOONTAAN MUUQAALO IDIN XIISA GALIYA FADLAN LIKE II SAAR MAHADSANID!�

26/08/2024

Jaahilku mahan Kan aan aqoon sida wax loo qoro ee waa kan yaqan qiblada ee aan Tukan🥹

20/08/2024

Khasaaraha dhabta ahi waa,
nin masjidka galay halmar oo ah markuu dhintay ee lagu tukanayay.

lyo gabadh aan jidh keeda asturin waligeed Ikn ay ugu horaysay markii ay dhimatay ee la karfanay.

Eid mubarak family and friends sanadkan kiisa xiga caafimaad, nabad, iyo barwaaqo allaha nagu gaarsiyo acmaashii soonkan...
09/04/2024

Eid mubarak family and friends sanadkan kiisa xiga caafimaad, nabad, iyo barwaaqo allaha nagu gaarsiyo acmaashii soonkana allaha naga aqbalo🤲🤲

04/03/2024

Marka u qofku dhasho dadku way ku farxaan iyago aan garanen waxa u noqon dono,
Marka u dhintana way u murugodan iyaga 00 garanaya inuu ahaa qof xun iyo inuu ahaa gof fican

Dadku dhimashadaada ka dib, afka ayay kaa amaani doonaan balse quluubtooda waxay ku haysan doonaan wixii aad ahayd.

Noqo qof aan afka laga amaanin ee uurka qof walba ka jecel yahay. Laga yaabee inta aad nooshahay in aad aragto kuwa badan oo ku neceb balse marka aad dhimato ka dib xitaa kii ku necbaa ayaa wanaagaga qiraya hadii aad wanaagsanayd.

Sidoo kale kii ku jeclaa ayaa urka isaga sheegi doona inaad ahayd gof xun hadi aad xumayd.
Qofna ha u wanaagsanaan, u wanaagsanow shakhsiyadaada iyo wajiga Alle dartiisa.

Kuwa badan oo naga mid ah ayaa sameeya falal Rabbi ka caroodo si qof ay uga farxiyaan, balse waxay hilmaameen marka rabbi caroodo adiga yo qofkaba iskuma si faraxsanaan doontaan

Waxaa isbarbar dhig lagu sameyay keydka shidaal ee wadamada dunida. Waxaa layaab ugu noqday in somalia kaalinta 6aad kag...
02/02/2024

Waxaa isbarbar dhig lagu sameyay keydka shidaal ee wadamada dunida. Waxaa layaab ugu noqday in somalia kaalinta 6aad kaga jirto kala sareynta, somalia ayaa haysata keyd shidaal oo dhan 111 billion oo fuusto oo hadii la gado nogoneysa. 8,3 trillion. BAL KA WARAMA NIMCADAAN AAN HEYSANO 0O AAN NOO MUUQAN. 😳

Congrats 🎉 Galmudug ✌️
29/01/2024

Congrats 🎉 Galmudug ✌️

01/12/2023

Inaad hurdo kasoo kacday adoo caafimaad qaba
micnaheedu waa inuu Alle ku siiyay jaanis aad ku toobad keento ee maaha jaanis laguu siiyay inaad dhameystirto sameynta macsi aad ka habsaantay shalay. ALLOW NA HANUUNI🤲🤲

25/08/2023

Dhib malah sida ay dadka kale kuu arkaan.
Sida aad isku aragto means everything!!

22/08/2023

Macallinkaaga ugu fiican waa qaladkaaga ugu dambeeya.👌

Address

Maka Almukarama
Mogadishu

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Xuubey online posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Establishment

Send a message to Xuubey online:

Share