Captan baara official

Captan baara official Ku soo dhawaw Qosol iyo madadaalo dhamestiran

01/03/2026

Waxaa xaraga laga jaray xarunta 4-aad ee Giordano.

Xaruntaan cusub waxaana laga furay wadada maka al-mukarama

26/02/2026
03/02/2026

Dream International School oo xaraga laga jaray

02/02/2026

BISHAARO BISHAARO: Macaamiil Qiimo Dhimis Ayaan Ku Sameeyey Dhamaan Qeybaha Kala Duwan Ee Electronics -ka Sida Firiijyada,Gazaaladaha , TV Smarts-ka , Mukeefyada & Kuukarada.

Qiimo Dhimistaan waxay socon doontaa ilaa 15 bishaan ee yey ku seegin macaamiil ka faa'ideyso inta aan lagaarin bisha Ramadaan.

Naga lasoo xiriir Xarunta Bakaaro Wada Shirkadaha ama wac 0610737399-0610737354 ama 0619944441

Hambalyo walalkay abdirahman iyo walashay Hibak guurkina guur kheyr gurigina guri nagi guulow kayeel  🎊 👏 💐 ﺑﺎﺭﻙ ﺍﻟﻠﻪ ﻟﻜ...
18/01/2026

Hambalyo walalkay abdirahman iyo walashay Hibak guurkina guur kheyr gurigina guri nagi guulow kayeel 🎊 👏 💐

ﺑﺎﺭﻙ ﺍﻟﻠﻪ ﻟﻜﻤﺎ ﻭﺑﺎﺭﻙ ﻋﻠﻴﻜﻤﺎ ﻭﺟﻤﻊ ﺑﻴﻨﻜﻤﺎ ﺑﺎﻟﺨﻴﺮ

21/11/2025

Ku soo dhawaada Home Optical, Hoyga cabbirka indhaha iyo ookiyaalaha.
Halkan waxaa kuugu diyaar ah khubaro ku takhasustay daryeelka aragga.

Xarunta waxa la idinkaga furay Suuqa Bakaaraha, kasoo horkeedka Masjidka Abaahureyra

Kala xiriir: +252618300843 / +252613259999

21/11/2025

ARIN FARAXAD LEH: BARNAAMUJ CAJIIB AH OO AY UBAAHNAAYEEN SOOMAALID AYAA MUQDISHO LAGA HIRGELIYEY.

27/10/2025

DHAXAL S2 AAN LAGAGA SHEKENIN LASOO DEG APP KA SUMAD TV KANA DAAWO MADADAALADA ASTAAN TV

Address

Mogadishu

Telephone

+252615585321

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Captan baara official posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share

Category