Rashka Drama

Rashka Drama Fadlan Si Aad Kaga Mid Noqoto Saaxiibadda Rashka Drama "Like Inoo Saar Page-ka Sidoo Kalena Follow D

Wasiir h**e Samra Ibrahim Cumar oo maalmihii lasoo dhaafay Baydhabo ujoogtay xal uraadinta dhibaatada kajirta Beesha Gee...
14/02/2025

Wasiir h**e Samra Ibrahim Cumar oo maalmihii lasoo dhaafay Baydhabo ujoogtay xal uraadinta dhibaatada kajirta Beesha Geeledle iyo khilaafaadka dhexdooda ah ayaa ku guuleysatay in arintaas ay ku dhameyso is-afgarad iyo wadahadal taas oo keentey in hal meel isugu keento qeybihii kala duwanaa ee Bulshada iyo Odayaashii dhaqanka ee hoggaanka u ahaa beeshaas.

Ugu dambayn odayaasha ayaa isku raacay in meel looga wada soo wadajeesto dadka diidan midnimada iyagoo tilmaantay in ay muhiim tahay xurriyada iyo Ixtiraamka dhamaan qaybaha bulshada.

Wasiir Samra ayaa Madaxweyne DGKGS ugu baaqday inuu hoos u fiiriyo arrimaha beesha hoosna u eego.

24/11/2021

Jaceylka ma ahan gabareey in aad wiilasha iskaga badasho sida shaatiga oo kale!.

09/11/2021

Haddii aad tahy gabar gaaban nolosha culeys ayey kugu tahay!.

08/11/2021

Haddii aad iskaabulo tahy qof jiro ma tihid?

08/11/2021

Gabar kasta oo is muujisa way ka dhibaato iyo murugo badan tahy, mid aan ismuujin.

Sidee u aragtaa?

08/11/2021

Nolosha adduunka waa dumar!.

07/11/2021
07/11/2021

Gabarba gabadha ay ka qurux badan tahy wey ka murugo iyo ciil badan tahy!. 😥😔

Aragtidaada ka dhiibo!

07/11/2021

Gabarba gabadha ay ka qurux badan tahy wey ka murugo iyo dhibaato badan tahy!.

Ma nagu raacsan tahy?

Address

Maka Al Mukarama
Mogadishu

Telephone

+252615223324

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Rashka Drama posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share