05/08/2026
Wiilkan oo lagu magacaabo Guuxaaye wuxuu caan ka yahay aalada Tiktok bilihii u danbaysay ayuu dakhtar ku yaalla india jiifay Soomaalida ayaa u kacday oo ka caawisay Aalada la dhaho Gofundme, halkaas oo loogu talo galay in loogu uruuriyo 90 kun oo dollar balse 54,141 kun ayaa markiiba loo uruuriyey sidoo kale waxa lacag u uruuriyey wiil dadka caaawiya oo la dhaho suldaanka shanta soomaaliyeed oo jooga garoowe kaas oo shalay sheegay inuu 35 kun oo dollar hayo,
Soomaalida ayaa la sheegaa in ay ku jiraan dadka wax bixinta iyo iscaawinta aad ugu horeeya, waxaanan idiinka codsanaynaa inaad caawisaan Accountka Gofundme-ga oo linkigii yahay si loo gaadho 90-ka kun [ https://gofund.me/5353fbc95 ]
hadii aanad caawin kareyn fadlan Maqaalkan Share-garee taasiba sadaqo ayeey galaysaa oo waxa laga yaabaa inaad gaadhsiisid qof caawinaya wiilkan. Qani Haji Ibrahim Guxaaye Comedian BBC News Somali Guxaaye Comedian Omar Abdulkadir Artan Ministry of Health- Somalia Mohamed Abdullahi Farmaajo Qani Haji Ibrahim
Asalaamu Calaykum, Intiinna badan waxaad igu taqaanna… Osman Hosow needs your support for Help Save Guuxaaye's Life Through Urgent Medical Treatment