Mohamed Urur

Mohamed Urur Page kaan waxaa iskaleh anigoo ah mohamed urur waxaan kusoo bandhigaah video xiiso leh si aatalo iilawadaagto igala soo xiriir
Email: [email protected]

04/07/2024

How somalia became muslim | how islam became the dominant religion in somalia | short somali history

https://youtu.be/j0MdxwMkrGQ
25/07/2019

https://youtu.be/j0MdxwMkrGQ

SIDA YOUTUBE VIDEO SI TOOS AH COD LOOGU BADALO ONLINE Sida video audia loogu badlo Sida loodagsado codka video ga Sida youtube cod looga degsado Sida video c...

13/04/2019

Mogadishu sunset

29/07/2018

Hadii sidii ilaah na amray aan diinta ugu dhaqmilaheen sidii nabiga iyo asxaabtiisa ugu dhaqmeel ugu camalfali laheen dhiiga muslim ka ciyaar ciyaar laguma daadsheen cadaalad daro madhacdeen jahawareer ka umada kudhacday majirteen xitaa aayadu mashegeyso qof muslim ah kali ah ee waa qofwalba oo aan waxbo galabsan oo xaqdaro lagudilo baa lala middhigay qof uunkii oodhan laayey balfiiri waaqica aduunka kajiro dunida muslim ka jamaaco jamaaco aan waxbo galabsan aa dhimato hal qof iskabadaa warkii.
garey si umada kale uga faa iido
( مِنْ أَجْلِ ذَٰلِكَ كَتَبْنَا عَلَىٰ بَنِي إِسْرَائِيلَ أَنَّهُ مَن قَتَلَ نَفْسًا بِغَيْرِ نَفْسٍ أَوْ فَسَادٍ فِي الْأَرْضِ فَكَأَنَّمَا قَتَلَ النَّاسَ جَمِيعًا وَمَنْ أَحْيَاهَا فَكَأَنَّمَا أَحْيَا النَّاسَ جَمِيعًا ۚ وَلَقَدْ جَاءَتْهُمْ رُسُلُنَا بِالْبَيِّنَاتِ ثُمَّ إِنَّ كَثِيرًا مِّنْهُم بَعْدَ ذَٰلِكَ فِي الْأَرْضِ لَمُسْرِفُونَ )

المائدة (32) Al-Maaida

Saas Darteed yaan ugu Jidaynay Banii-Israa'iil Cidii Disha Naf aan (Dilin) Naf ama Fasaadin Dhulka waxay la mid tahay inuu Dilay Dadka Dhammaan, Ciddii Noolaysa Nafna (Korisa) Waxay la mid Tahay Isagoo Nooleeyey Dadkoo Dhan, Waxay ula Timid Rasuuladanadii Xujooyin Markaas in Badan oo ka mida Intaas ka dib Dhulkay ku Xadgudbeen.

14/05/2018

Welcome

Address

Mogadisho

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Mohamed Urur posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share