Sahal Group Marketers

Sahal Group Marketers waqti walba halkan kuxayeysiiso ganacsigaada mahadsanid

Saadaali oo kuguleyso $20 kulanka caawa Arsenal vs Molde .Sheeg goolasha & cida badineysoSharuudaha Like Saar page share...
05/11/2020

Saadaali oo kuguleyso $20 kulanka caawa Arsenal vs Molde .
Sheeg goolasha & cida badineyso
Sharuudaha
Like Saar page share garee nasiib wacan.

Dhul doogo qurxoon magaalo makudorsan laheed.
05/11/2020

Dhul doogo qurxoon magaalo makudorsan laheed.

Halkan kixayeysiiso ganacsihaada ganacsadePls   & shareFaah faahin halkan kalaxariir 0615216902
01/06/2019

Halkan kixayeysiiso ganacsihaada ganacsade
Pls & share
Faah faahin halkan kalaxariir
0615216902

30/05/2019

Halkan ganacsigaada kuxayeysiiso
Plse share

09/05/2019

Macmiil Naga Dalbo
(waa qalab casri ah oo caloosha kaa yareenaayo Rag iyo dumar Muscle T-shirt )
💵Qiimaha 16$
Ama wac ☎️ 0615362105 WhatsApp =0615362105
📲|📲📲📲📲📲📲📲📲📲📲📲
Goobta aad joogtid ayaa laguugu keenaya si bilaash ah 🛵 📦 🚚 ✈️.

06/05/2019

Xayeeysiimo kaladuwan halkan kalasoco

  somalidaGoobtu waa muqdisho
01/04/2019

somalida
Goobtu waa muqdisho

2016 2019Isbadal majiraa xageysa kubaxdaa?🤔
01/04/2019

2016 2019
Isbadal majiraa xageysa kubaxdaa?🤔

Iyadaa is guursatay Laura Mesi, oo 40 jir ah ayaa 20 sano raadineysay Ninkii saxda ahaa ee ay guursan lahayd, waa ay wey...
01/04/2019

Iyadaa is guursatay

Laura Mesi, oo 40 jir ah ayaa 20 sano raadineysay Ninkii saxda ahaa ee ay guursan lahayd, waa ay weysay ugu dambeyn iyadaa is guursatay oo dhigatay aroos u kali ah.

Saxiibadeed ayey horay ugu sheegtay in haddii ay weyso nin u qalma oo ay guursato marka la gaaro dhalashadeeda 40-aad ay iyada is guursan doonto sidaas ayeyna ku dhigatay xafladdii isguursigeeda.

Dhaqanka dadka ku guul darreystay in ay lamaan helaan ee naftooda guursada ayaa ku kordhayay dalalka UK, Australia, iyo Netherlands.

Iskaabulo badan oo uu yabaal ku jiro, ayaa isguursan doona haddii aysan hadda meel isku ridin.

Sultaan apdullahi sahal

31/03/2019

Ma kula tahay waqtigaan in caasimadda bandow la galiyo adigoo dhan waliba wax ka eegaya.

Sultaan apdullahi sahal

Maadama uu beritu oo ah 1da April uu Aqalka Sare si rasmi kalfadhigiisa 5aad ufurmaayo maxay Shacabka Soomaaliyeed jecla...
31/03/2019

Maadama uu beritu oo ah 1da April uu Aqalka Sare si rasmi kalfadhigiisa 5aad ufurmaayo maxay Shacabka Soomaaliyeed jeclaan lahaayeen in uu Agendaha 1aad noqdo marka la eego kuwaan hoos kuqoran?

1. Arimaha Amniga Xamar
2. Waxkabedelka Dastuurka
3. Nooca Doorashada 2021
4. Arimaha Bada & Kalunka
5. Sharciyada Kaleed

Address

Somali
Mogadisho
856084

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Sahal Group Marketers posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share

Category