Mohamed Qadar Hussein

Mohamed Qadar Hussein Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Mohamed Qadar Hussein, Arts and entertainment, hodan, taleex, Mogadisho.

Happy 21 October Kacaankii Barakaysnaa  Aabe siyaad Allow Naxariistii janno kaa waraabi
21/10/2023

Happy 21 October Kacaankii Barakaysnaa Aabe siyaad Allow Naxariistii janno kaa waraabi

I strongly condemn the vicious attack by Israel on the Ahli Hospital in the Gaza Strip. This act of cruelty that was del...
18/10/2023

I strongly condemn the vicious attack by Israel on the Ahli Hospital in the Gaza Strip. This act of cruelty that was deliberately targeted at a medical center is a war crime against The National Law and international Human Rights Act.
I Pray for families whose loved ones have been massacred, wounded, displaced and isolated. I pray to Allah to give them a quick victory and open a way for them. The so-called international community united to support the detention of Palestinian citizens.

A message to all the presidents of Muslim countries, please if you cannot stand with Palestine, keep your condolences to yourself. Condemning and condolences won't help now. ✊🇵🇸

Dalka guushisa waa Deni
09/05/2023

Dalka guushisa waa Deni

06/12/2022

Wiiloow hadeey gabar kugu adkeyso qoraalkaan u dir 😂

Tirada guud ee dadka aduunka joogo waaye 7.8 bilyan

Dumarka waa 5.6 bilyan
Ragga waa 2.2 bilyan

Sidaas darteed gabareey labo mar ka fikir inta aadan nin ku rabo diidin,

1: 1 bilyan mar h**e bay guursadeen
2: ku dhawaad ama ka badan 200,000 labo boqol oo kun waa xiran yihiin qaarna maskaxiyan ay u xanuunsan yihiin
500 milyan waa shaqo la'aan
5% waa khaniisiin
3% waa rag aan guur loo ogoleyn
10% waa qaraabo iyo ehel
Inta soo hartay waa odayaal duqoobay

Bisle Ruppetti

14/11/2022

Barakeey Allow xamar

Qeyb ka mid ah heesaha lagu amaano dumarka iyo xayawaanada lagu hal qabsaday.Sida geenyo shaaximanmudo badan shakaalneyd...
01/09/2022

Qeyb ka mid ah heesaha lagu amaano dumarka iyo xayawaanada lagu hal qabsaday.

Sida geenyo shaaximan
mudo badan shakaalneyd
inta shaashki loo fidhay
lagu daahay shaalkii
maraan sheeda kaa dayay
isku shubatay quruxdoo
walee waad ka sheegneyd
Hablihii shirkii yimid. ( cali cumar maydhane).

Deymada xishoodkaa
Markaad luqunta dadabtaa
Hadba laygu didayaa
oo leyga darayaa indha deeraleyeey. ( yuusuf tarabi).

Midab aan cadaan iyo
cawl aan ahaynoo
Daymada cajabiyoo
Laga caajisayn iyo
waxaa tahay mascideed. ( Ahmed mooge).

Waa qalanjo yaab loo
Qurux iyo ilaah baa
u dhameeyay qaayee
ileen way qarsooneyd ( xasan aadan samatar).



wacadala hablaheenu waan u hagar baxnay ragii hadaynu nahay caja,ib.

22/08/2022

Ar Somaali dhib badnaa 🤣🤣

Xaggee Ahayn , Hadddase Xaggee Nahay ? Maxaan Ku Fekeri Jirnay, Haddana Sideen u Fekernaa ? Maxaad ka og tahay Mashruuci...
18/08/2022

Xaggee Ahayn , Hadddase Xaggee Nahay ? Maxaan Ku Fekeri Jirnay, Haddana Sideen u Fekernaa ?

Maxaad ka og tahay Mashruucii Biyo-Xireenka Faanoole ee Somalia (1963-1982) ?

Mashruuca biyo xireenka Faanoole wuxuu ahaa mid ka mid ah mashruucyadii guuleestay ee Somalia laga fuliyay kadib xornimadii. Waxaa la sheegaa fikirka mashruucaan biyo xireenka inuu lahaa madaxweynihii h**e ee Somalia Abdirashid Ali Sharmake. Biyo xireenka Faanoole ayaa waxaa heshiis ku galay in la dhiso dowladaha Somalia iyo midowga suufiyeet (USSR) sanadkii 1963. Waxaa la isku raacay kadib qiimeyn la sameeyay in mashruuca biyo xireenka laga fuliyo deegaanka Faanoole oo 22 km ka xigto dhanka waqooyi degmada Jilib ee gobolka Jubada Dhexe.

Waxaa waqti badan qaatay in la helo maalgalin,quburo aqoon u leh dhisida biyo xireenada sidoo kale waxaa jiray caqabado kale oo saameeyay mashruucaan sida Somalia oo gashay marxalad siyaasadeed oo dalka ay la wareegeen militariga sanadkii 1969 iyo dagaalkii Somalia ay la gashay Ethiopia sanadkii 1977. Arimahaan oo is biirsaday ayaa ka dhigay in mashruucaan uu dabo dheeraado waqti badan ilaa ay baxday ooraahda caanka ah ee "Faanoole Fari K**a Qodno".

Dowladii uu hogaaminayay Mohamed Siad Barre ee dalka la wareegtay sanadkii 1969 waxay qaadatay nidaamka shuuciyada ee ku saleysanaa hantiwadaaga ayadoo xariir wanaagsan la yeelatay dowladii midowga suufiyeet (USSR). Waxaa sii socday fikirka mashruuca biyo xireenka Faanoole oo ugu dambeyn sanadkii 1974 toos u bilowday.

Dhismaha mashruuca biyo xireenka Faanoole waxaa saameyn ku yeeshay dagaalkii Somalia iyo Ethiopia sanadkii 1977. Waxaa isku dhacay dowladii Somalia iyo USSR ayadoo dalka laga saaray midowga suufiyeet oo ugu dambeyn Ethiopia soo garab istaagay. Waxaa halkaas ku istaagay dhismihii biyo xireenka Faanoole.

Somalia ayaa heshiis kula gashay dowlada Shiinaha (China) inay la wareegto mashruuca biyo xireenka faanoole oo ay dhamestirto mashruucaan sanadkii 1978.

HADAFKA LAGA LAHAA BIYO XIREENKA FAANOOLE

Biyo xireenka Faanoole waxaa laga lahaa 2 ujeedo oo kala ah :

1. Koronto dhalin

2. Waraabin beero

Mashrruuca biyo xireenka Faanoole waxaa garab socday mashruuc kale oo weyn oo ahaa beersita bariis ilaa dhul 40,000 hectare ah. Somalia ayaa xiligaas ku fikirtay inay balaariso wax soo saarkeeda bariiska oo markaas ku koobnaa magaalada Jowhar ee gobolka Shabelle dhexe. Gobolada jubooyinka ayaa xiligaas la rabay in bariis lagu beero oo mashruucaan wuxuu hareer socday mashruuc biyo xireenka Faanoole.

Dowlada Shiinaha ayaa Biyo xireenka Faanoole dhameestirtay sanadkii 1982. Biyo xireenka Faanoole ayaa shaqo bilaabay isla sanadkaan asagoo waraabin jiray beero Bariis, Sisin iyo Caleen-shaah. Biyo xireenka Faanoole ayaa sidoo kale siin jiray koronto magaalooyinka Jilib iyo Mareereey. Waxuu kaloo koronto siin jiray Warshadda Sonkorta Jubba oo ku tiilay Mareerey gobolka Jubada Dhexe. Korontada biyo-xireenka uu dhalin jiray waxay ahayd 4.6 MW maalintii.

Biyo xireenka Faanoole wuxuu ka koobnaa 3 kanaal oo 2 ka mid ah ay marayeen bariga webiga Juba - dherer kooda ahaa 52 km iyo 30 km (Kanaalka Hoombooy) halka kanaalka 3 uu marayay galbeed ka Webiga; dherer kiisuna ahaa 25 km oo loogu talo galay beeraha qasabka (Sugarcane) ee Mareeray.

Mashruucii kale ee beerista bariiska ee hareer socday biyo xireenka Faanoole ayaa isagana waxaa la beeray 5,000 hectare oo bariis laakiin lama gaarin hadafkii guud ee ahaa 40,000 hectare. Bariiska ka soo baxo beerahaas waxay dowlada siin jirtay askarta.

MARXALADAHA UU SOO MARAY MASHRUUCA BIYO XIREENKA FAANOOLE

1. 1963-Waxaa la hindisay fikirka mashruuca.

2. 1963-1973-Waxaa mashruucaan loo raadinayay maalgalin, farsamayaqaano sidoo kale waxaa saameyn ku yeeshay isbadalka siyaasadeedka dalka ka dhacay.

3.1974-Waxaa bilowday dhismaha biyo xireenka Faanoole.

4. 1977- Waxaa istaagay mashruucii maadama dalka laga saaray midowgii suufiyeet (USSR) kadib markuu qarxay dagaalka Somalia iyo Ethiopia.

5. 1978- Waxaa mashruuca biyo xireenka Faanoole la wareegay Dowlada Shiinaha.

6. 1982- Waxaa la dhameeyay dhismaha biyo xireenka Faanoole.

Biyo xireenka Faanoole ayaa shaqeeyay intii u dhaxeysay 1982-1991. Waxuu ka mid noqday hantidii qaranka ee ku bur burtay dagaaladii sokeeye ee dalka ka dhacay.

Xigasho ~Dirie Abdi Mohamed

17/08/2022

*Premier League Championship by numbers:*
1 Manchester United - 20
2 Liverpool - 19
3 Arsenal - 13
4 Everton - 9
5 Aston Villa - 7
6 Manchester City - 7
7 Chelsea- 6
8 Sunderland - 5
9 Sheffield Wed-5
10 Blackburn Rovers-3
11 Wolverhampton - 3
12 Huddersfield - 3
13 Leeds United - 3
14 Newcastle United - 3
15 Preston North - 2
16 Derby County - 2
17 Tottenham Hotspurs - 2
18 Portsmouth - 2

*For record purposes:*

*MOST LEAGUE CHAMPIONSHIPS*
1. 20 - Man United
2. 19 - Liverpool
3. 13 - Arsenal

*MOST FA CUPS*
1. 14 - Arsenal
2. 12 - Man United
3. 8 - Tottenham Hotspurs

*MOST CHAMPIONS LEAGUE*
6 - Liverpool
3 - Man United
2 - Nottingham Forest
2 Chelsea

*MOST COMMUNITY SHIELDS*
1. 21 - Man United
2. 15 - Arsenal
3. 15 - Liverpool

*MOST TROPHIES OVERALL*
1. 63 - Man United
2. 62 - Liverpool
3. 43 - Arsenal

*MOST RELEGATED CLUBS*
1. 5 - Chelsea
2. 5 - Man City
3. 4 - Tottenham Hot Spurs

*30 PLAYERS WITH MOST PREMIER LEAGUE MEDAL:*
1. Ryan Giggs - Manchester United = 13
2. Paul Scholes - Manchester United = 11
3. Gary Neville - Manchester United = 8
4. Dennis Irwin - Manchester United = 7
5. Roy Keane - Manchester United = 6
6. David Beckham - Manchester United = 6
7. Nicky Butt - Manchester United = 6
8. Phil Neville - Manchester United = 6
9. Ole Gunnar Solskjaer - Manchester United = 6
10. Rio Ferdinand - Manchester United = 6
11. Peter Schmeichel - Manchester United = 5
12. Andrew Cole - Manchester United = 5
13. Wes Brown - Manchester United = 5
14. John O'Shea - Manchester United = 5
15. Wayne Rooney - Manchester United = 5
16. Patrick Evra - Manchester United = 5
17. Nemanja Vidic - Manchester United = 5
18. Darren Fletcher - Manchester United = 5
19. Michael Carrick - Manchester United = 5
20. John Terry - Chelsea = 5
21. Brian McClair - Manchester United = 4
22. Eric Cantona - Manchester United = 4
23. Gary Pallister - Manchester United = 4
24. Michael Silvestre - Manchester United = 4
25. Edwin Van Der Sar - Manchester United = 4
26. Park Ji-Sung - Manchester United = 4
27. Anderson - Manchester United = 4
28. Luis Nani - Manchester United = 4
29. Tomas Kuschak - Manchester United = 4
30. Didier Drogba - Chelsea = 4

*Is this English Premier League or Manchester United League?*

*They will tell you it's HISTORY, as if any club can thrive and be relevant without their history...* 🥳😎

🔮

Muuqaalada Internetka ku jira kuwa ugu cajiibsan waxaa kamid ah midkaan.Waa Sheekh Magaciisu yahay Shaykh Asrar Rashid.W...
06/08/2022

Muuqaalada Internetka ku jira kuwa ugu cajiibsan waxaa kamid ah midkaan.

Waa Sheekh Magaciisu yahay Shaykh Asrar Rashid.

Wuxuu joogay Ingiriiska, wuxuuna dood kula jiray qolo Baadariyiin ah, doodana waxay ka dheceysay Jaamacadda Manchester.

Waxaa lagu xujeystay inuu Sunta Dooliga (Jiirka) cabo, haddii uu hadalka Rasuulka Muxamed SCW aaminsan yahay, kaasoo micno ahaan ah in qofka aysan maalintaasi sun iyo sixir waxba ka tareynin haddii uu Subixii 7 xabo oo timir ah cuno.

Waxay ku xujeeyeen inuu xadiiskaas xaqiijiyo, sun caadi ah oo tan jiirka ahna cabo.

Wuu cabay suntii, illaa iyo maanta oo dhacdadaas waqti laga joogana Sheekha waxba ma aysan gaarin.

Kawaran Iimaankaasi awoodda badan?

Masha Allah, Xaqa Allaha nagu sugo.

Address

Hodan, Taleex
Mogadisho

Telephone

+252617400050

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Mohamed Qadar Hussein posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share