Marka Media

Marka Media Magaala Maxadaxda Gobolka Shabeelaha Hoose

Hambalyo iyo shaqada hortaalla Guddoomiyaha cusub ee Degmada Marka iyo Gudoomiye Ku xigeenka Amniga. Marka h**e Ilaahay ...
15/01/2026

Hambalyo iyo shaqada hortaalla Guddoomiyaha cusub ee Degmada Marka iyo Gudoomiye Ku xigeenka Amniga. Marka h**e Ilaahay ha idin fududeeyo masuuliyadda, hana idinka dhigo kuwii ku guulaysta horumarinta Nabadda, midnimada iyo adeegga bulshada.

Shaqada Ku hortaalla Guddoomiye waa mid ballaaran, masuuliyad weynna xambaarsan, waxaana ka mid ah qodobadan:

1- Sugidda amniga iyo nabadda
La shaqaynta hay’adaha amniga
Ka hortagga khilaafaadka bulshada
Adkaynta wada-noolaanshaha dadka degmada
3- Maamul hufan iyo isla-xisaabtan
Dhisidda maamul daahfuran
Ka hortagga musuqmaasuqa
Hubinta in shaqaalaha degmada si hufan u
shaqeeyaan
3- Horumarinta adeegyada bulshada
Waxbarashada (dugsiyo, macallimiin)
Caafimaadka (xarumaha caafimaadka)
Nadaafadda iyo bilicda magaalada
4- Horumarinta kaabeyaasha dhaqaalaha
Waddooyinka iyo biyo-gelinta
Suuqyada iyo ganacsiga
Taageeridda kalluumaysiga iyo beeraha (gaar ahaan Degmada Marka)
5- La shaqaynta bulshada
Dhageysiga cabashooyinka shacabka
La-tashiga odayaasha, haweenka iyo dhalinyarada
Xoojinta midnimada iyo kalsoonida shacabka
La shaqaynta heerarka kale ee dowladnimada
Dowlad-goboleedka iyo Dowladda Federaalka
Hay’adaha samafalka iyo kuwa caalamiga ah.

👉 Gunaanad:
Guddoomiyaha cusub waxaa hortaalla shaqo culus oo u baahan hoggaan wanaagsan, dulqaad, iyo u adeegid dhab ah oo ku salaysan danaha shacabka.

09/01/2026

Taliyaha Amniga Degmada Marka oo Ka hadlay deegaanda dhowaan laga xureeyay AS

09/01/2026

Taliyaha Amniga Degmada Marka oo Ka hadlay deegaanda dhowaan laga xureeyay AS.

Wadanke taageersantahay koobka Africa ee caawa furmaya? Aniga sanadkaan Morocco ayaan wata 💪
21/12/2025

Wadanke taageersantahay koobka Africa ee caawa furmaya? Aniga sanadkaan Morocco ayaan wata 💪

21/12/2025

Qolka Labiska Wadanka

21/12/2025

Waxaa caawa la baasan doonaa Koobka Qaramada Qaarada Africa Xulkee ayaad taageera U tahay.

21/12/2025

Waxaa caawa la baasan doonaa Koobaka Qaramada Qaarada Africa 🌍.....

📅 AFCON 2025 ayaa maanta bilaabanaysa!
🌍 Waxaa martigelinaysa Morocco laga bilaabo 21-ka December 2025 ilaa 18-ka January 2026.

⚽ Caawa waa furitaanka koobka!
📍 Morocco vs Comoros
⏰ Waqtiga: 7:00 PM (GMT)
🏟️ Goobta: Stade Prince Moulay Abdellah, Rabat 🇲🇦

👑 Koobkan waa kii 35-aad ee Africa Cup of Nations, waxaana ka qeyb galaya 24 kooxood oo Afrika ugu fiican.

⭐ Kooxaha xooga leh waxaa ka mid ah:
🇲🇦 Morocco (Hakimi)
🇪🇬 Egypt (Mohamed Salah hoggaaminayo)
🇨🇮 Ivory Coast (horyaalka hadda)
🇸🇳 Senegal & 🇳🇬 Nigeria …iyo kuwo kaloo badan.

Ku raaxayso ciyaaraha! ⚽🔥

Address

Marka
252

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Marka Media posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Establishment

Send a message to Marka Media:

Share

Marka Media

Marka waa caasimadda gobolka Shabeellaha Hoose waxaana lagu yaqaan quruxdeeda iyo dhaqanka eey dadka degan haaystaan kaasoo aad uga duwan kuwa kale. Waxaa bariga ka jirta Badweynta Hindiy. https://www.facebook.com/MarkaMediaM/