12/12/2022
Guusha saxda ah waa labada qof
Ee jacaylkooda uwata si iyaga u gaar ah
Wax walbe u xalisto si u gaar ah
Kaliya guurkooda lagu baraarugo oo labadaas miyay is jeclaaayeeen la dhaho 👍👍
Midka suuqa ku jiro meeel ma gaaaro