Ugaaka reer warfa magan

Ugaaka reer warfa magan Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Ugaaka reer warfa magan, Art, Kismayo.

06/03/2026

Isha wararka ee an kala socono bariga dhexe kala soco wariyahena weyn Iman Jama

06/03/2026

Soomalia oo yelatay dastuur dhamaystiran mahadsanid madaxweyne Hassan Sheikh Mohamud

05/03/2026

Isha wararka ee bariga dhexe ku xirnow Iman Jama

04/03/2026

Mareykanka oo qiray inaan la joojin karin diyaaradaha aan duuliyaha lahayn ee Iiraan, maxaa ku jiray warbixinta sirta ah ee golayaasha sharci dejinta Mareykanka lala wadaagay? Qorshaha weerar dhulka ah loogu fulinayo gudaha Iiraan iyo qodobbo kale.
Isha wararka ku xirnow Iman Jama iyo xaladaha bariga dhexe

03/03/2026

IMAN JAMA NETWORK โœ”๏ธ yaa mel ku sheego wariyihii weyna ee bariga dhexe nooga soo waramayey wax shegayo ma aragteen waan ba finaynaye๐Ÿคฃ

27/07/2025

UPDATE : sakey waxa magalada garbaharey laga dajiyey hub faro badan iyo tikniko kuwas oo gordhow ka baxay garabaharey kuna sii qul qulayo balad xawo

17/07/2025
25/04/2025
15/09/2024

Waxan halkan umada musliminta ah melkasta oo ay joogan ugu hampalyeynaya dhalashada xabiibkena intas ka bacdi waxan raba Halkan inan kayara bidhamiyo. Wax yar oo ku saabsan rasuulka oo la jeclado ุญุจ ุงู„ุฑุณูˆู„ ุตู„ู‰ ุงู„ู„ู‡ ุนู„ูŠู‡ ูˆุณู„ู… ู…ู† ุงู„ุฅูŠู…ุงู† Nabiga jacaylkisuna inu ka mid yahay iiman { wuxuu yiri raasuulku s.c.w:{qofkii igu salliya hal mar, ilaahay ayaa ku saliyi toban jeer}.
Haka yeelina qabrigayga ciid ama feesto(meel loo qasdiyo), ee igu salliya, salligiinuna wuu isoo gaarayaa meel kastood joogtaanba}
{ Wuxuuna yiri raasuulku s.c.w:{bakhaylku waa ka agtiisa la igu sheegay een igu salliyin}.
Wuxuuna yiri raasuulku s.c.w:{ Waxaa u sugnaaday ilaahay malaa-ig wareegta dhulka, kuwaas oo iga soo gaadhsiinaya umadayda salaanta}.
Wuxuuna yiri raasuulku s.c.w :{ majiro qof i salaamaya, haddii uu I salaa-mana, ilaahay ayaa iisoo celiya naftayda si aan uga celiyo(qofkaas) salaanta}. Xubiga xabiibkena marki laga hadlay adi ladan aya ku soo aroortay ูˆุนู† ุฃู†ุณ ุฑุถูŠ ุงู„ู„ู‡ ุนู†ู‡ ุฃู† ุงู„ู†ุจูŠ ุตู„ู‰ ุงู„ู„ู‡ ุนู„ูŠู‡ ูˆุณู„ู… ู‚ุงู„: (ู„ุง ูŠูุคู’ู…ูู†ู ุฃุญุฏููƒู… ุญุชู‰ ุฃูƒูˆู†ูŽ ุฃุญุจู‘ูŽ ุฅู„ูŠู‡ ู…ู† ูˆู„ุฏู‡ ูˆูˆุงู„ุฏู‡ ูˆุงู„ู†ุงุณ ุฃุฌู…ุนูŠู†) ุฑูˆุงู‡ ู…ุณู„ู…. ูˆู„ู…ุง ู‚ุงู„ ุนู…ุฑ ุฑุถูŠ ุงู„ู„ู‡ ุนู†ู‡: (ูŠุง ุฑุณูˆู„ ุงู„ู„ู‡! ูˆุงู„ู„ู‡ ู„ุฃู†ุชูŽ ุฃุญุจู‘ ุฅู„ูŠู‘ ู…ู† ูƒู„ ุดูŠุก ุฅู„ุง ู…ู† ู†ูุณูŠุŒ ู‚ุงู„ ุตู„ู‰ ุงู„ู„ู‡ ุนู„ูŠู‡ ูˆุณู„ู…: ู„ุงุŒ ูˆุงู„ุฐูŠ ู†ูุณูŠ ุจูŠุฏู‡ุŒ ุญุชู‰ ุฃูƒูˆู† ุฃุญุจ ุฅู„ูŠูƒ ู…ู† ู†ูุณูƒุŒ ูู‚ุงู„ ุนู…ุฑ ู„ู„ู†ุจูŠ ุตู„ู‰ ุงู„ู„ู‡ ุนู„ูŠู‡ ูˆุณู„ู…: ูุฅู†ูƒ ุงู„ุขู† ูˆุงู„ู„ู‡ ู„ุฃู†ุชูŽ ุฃุญุจ ุฅู„ูŠู‘ูŽ ู…ู† ู†ูุณูŠุŒ ูู‚ุงู„ ุงู„ู†ุจูŠ ุตู„ู‰ ุงู„ู„ู‡ ุนู„ูŠู‡ ูˆุณู„ู…: ุงู„ุขู† ูŠุง ุนู…ุฑ) ุฑูˆุงู‡ ุงู„ุจุฎุงุฑูŠ

Address

Kismayo

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Ugaaka reer warfa magan posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share

Category