Dalxiis Media

Dalxiis Media Ku Xidhnoow Hoyga Quruxdiyo Dalxiis ka suxufi madaxbanaan oo kahawlgala dhamaan gobolada iyo degmooyinka Soomaalida

02/04/2026

Maasha allaah quraanka hala Barto soomaaliyeey dadkana hala baro

02/04/2026

Salaamullaahi calaykum

02/04/2026
19/03/2026

Ciid Mubarak sxbayaal

Ramadan Mubarak sxbayaal mudaan Kala maqayn oo waan idiinbasaasnaye Halkeey waxmarayaan oo aan darka idiinka galaxy?!
07/03/2026

Ramadan Mubarak sxbayaal mudaan Kala maqayn oo waan idiinbasaasnaye
Halkeey waxmarayaan oo aan darka idiinka galaxy?!

Caawa filmkeed inoo doori lahayd si aynu udaawano Fg:- ciyaalkii h**e oo kaliya
05/12/2024

Caawa filmkeed inoo doori lahayd si aynu udaawano
Fg:- ciyaalkii h**e oo kaliya

26/11/2024

Kulanti wacan oo wanaagsan asxaabta aan aadka ujecelnahy ee reer Facebook.
Maa Mardale iyo Dalxiis Media oo idinleh bulshayahay manabdbaa.

Intaa hadaynu salaanta kaganimaadno waxaanu daawasayaashayada sharaftaleh ee aanu kala raagnay uwadnaa su,aal hal xidhaale ah oo haday gartaan ay kuguulaysandoonaan abaal marin lacageed oo ay kufarxidoonaan

Ku darsoo Shuruuduhuna ma adkee waaba intan

1-waxaad garaynaysaa page, postigana -ta uraaci
2- barta comments-ka waxaad kusoo qoridoontaa iyo si ay fursadan uga faaidaystaan.
3-postigan waxaad ku garaysaa ugu yaraan group oo waaweyn.

Ugu danbayna waxaad kasoo jawaabi doontaa su,aasha barnaamijka oo ah inaad soo sheegto magaalada muuqaalkan ka muuqata magaceeda iyo gobalka ay ka tirsantahy.

Nasiib wanaagsan

17/08/2024

Xasan sheekh maxamuud maxaad ka fahamtay hadalkiisa

Address

Hargesa

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Dalxiis Media posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Establishment

Send a message to Dalxiis Media:

Share

Category