Mo Aamiin

Mo Aamiin FILIM MAKER 🎥
VEDEO EDITOR 💻
PHOTOGRAPH 📸
DESIGNER 🖥

15/08/2026

Xafladda xadhig-ka-jarka Koon TV, oo xaruntiisa cusub laga hirgeliyey. Xafladda waxaa ka qaybgalay marti sharaf iyo bahda warbaahinta.

Hambalyo iyo bogaadin waxaan u diraynaa mulkiilaha Koon TV, Cabdirashiid Cabdiwahaab Xuseen, dadaalka iyo horumarka uu ku soo kordhiyey bahda warbaahinta. Waxaan u rajaynaynaa Koon TV guul iyo horumar

13/08/2026

Xirfadihii uu Sanadkan Maalgeliyay Sanduuqa Horumarinta Dhalinyarada Jsl, oo Isu Bedelay Ganacsiyo Guuleystay.

11/08/2026

Team Sollywood iyo Buugga Quus-diid oo Habeen Dambe Lagu Soo Bandhigayo Hargeysa

08/08/2026

Gamuur Furniture Mall Waa Quruxda Guriga iyo Farxada Qoyskaga

W/Q Garyaqaan Tawakal Ibarhim.Si Waafaqsan Qod:-27aad (4) Dastuurka Jsl, wuxu si cad u sheegayaa In qofka Xoriyada laga ...
29/07/2026

W/Q Garyaqaan Tawakal Ibarhim.

Si Waafaqsan Qod:-27aad (4) Dastuurka Jsl, wuxu si cad u sheegayaa In qofka Xoriyada laga qaaday lagu xidhayo Meel ku haboon xadhigiisa. Si kooban waxaynu Farqadan ka qaadanayna in qofka loo ilaalinayo Caafimaad ahaan, Akhlaaq ahaan, amni ahaan IWM. Maaha in eedaysanaha la saaro culays Cafimaad, mid amni ama mid Xoriyad ahaan lagu sarayo culays (Xoriyad la'aan ama dhibaatayn),

Si waafaqsan Qodobka 26(3)Dastuurka Somaliland waa in Eedaysanaha xidhan cida gacanta ku haysaa ula dhaqanto sidii oo uu yahay Danbi Laawe (Innocent). "Eedaysanuhu waa Danbi laawe ilaa Inta Maxamed horteed Kaga cadaanayo danbi” Qod: 13 Xeerka habraaca ciqaabta (XHC). Xeerarka Caalamiga ah, Dastuurkeena iyo habraaca Ciqaabta Somaliland eedaysnaha wuxu u yaqaana danbi laawe ilaa inta Maxkamad horteed Kaga cadaanayo danbi. Ma jirto Saban loo saaro culays Eedaysanaha.

Ciidanka Police-ka ayaa gacan ku haynta Eedaysanaha leh si waafaqsan xeerka habraaca ciqaabta Somaliland. Marka Danbi ku cadaado Eedaysanaha waxa la wareega gacan ku hayntiisa Ciidanka Asluubta sida ku xusan Qodobka 124 (2) Dastuurka jsl, oo si cad u sheegaysa in ciidanka Asluubta Somaliland gacan ku aynta maxaabiista la wareegayaaan Akhaaqdooda oo ay dhisayaan, si uu bulshada ugu so noqdo qofka xukunku ku dhacay isagoo toosan.

Pooliska iyo Ciidanka Asluubta mid weliba haku dedaalo sugida bad-qabka Eedaysanaha xidhan (Qofka Xoriyad laga qaaday).

Dood aqooneed ku saabsan Cashuurta Adeega iyo Iibka ee loo yaqaan Good Services Tax ( GST) ayaa maaanta lagu qabtay Harg...
23/07/2026

Dood aqooneed ku saabsan Cashuurta Adeega iyo Iibka ee loo yaqaan Good Services Tax ( GST) ayaa maaanta lagu qabtay Hargeysa gaar ahaan Xarunta CDG.

Doodan oo ay ka soo qayb galeen khubaro iyo masuuliyiin aqoon dheer u leh cashuurta iyo dhaqaalaha ayaa lagaga dooday kalsoonida Cashuur bixiyaha, sharcinimada cashuurta, sugnaanta xogta ganacsadaha, masuuliyadda cida maamulaysa iyo wacyigelinta bulshada inta aan la bilaabin cashuur ururinta.

Doodan waxa laga soo saari doonaa report iyo talo soo jeedin ku saabsan hanaanka cashuurta iibka iyo adeega

14/07/2026

Wasiir cabdalle oo shahaado sharaf
gudoonsiiyey kamaal shaacir ninkii bixiyey magaca adkaysk iyo aqoonsi

3113 (Call Centre), hadii aad tahay qof u baahan qareen bilaash ah, lasoo xidhiidh Call Centre halka sare ku xusan. Muwa...
11/07/2026

3113 (Call Centre), hadii aad tahay qof u baahan qareen bilaash ah, lasoo xidhiidh Call Centre halka sare ku xusan. Muwaadin waxaad heli doonta qareen xirfad sare u leh difaaca xuquuqdaada, adiga oo heli doona difaac lamid ah, difaaca qareenadu siyaan dadka qabsada, ee awood u leh in ay lacag ku bixiyaan cid difaacda xuquuqahooda.

Waxaa kusoo kordhiyay Ururka Qareenada Somaliland (Solla).

Garyaqaan Maxamed Ibraahim Tawakal

10/07/2026

Guulaha Waaweyn ee uu Ku Talaabsaday Sanduuqa Horumarinta Dhalinyarada Jsl Mudadii uu Hogaaminayay Agaasimaha Sanduuqa , Cabdiqaadir jaylaani.

07/07/2026

Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Waxbarashada oo Kormeeray Goobaha Laga Dhisayo 10 Dugsi oo uu Maalgelinayo Baanka Adduunku.

Address

Hargesa

Telephone

+252634540162

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Mo Aamiin posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Establishment

Send a message to Mo Aamiin:

Shortcuts

Share