Caawiye voluntary ORG

Caawiye voluntary ORG لقد نسينا بأن السعادة ليست الحصول على ما لا نملك
بل هي أن نفهم وندرك قيمة ما نملك قبل ان نتحسر على فقدانه السعادة هي القناعة *! gaming publisher

19/04/2026

Way ku mahadsantahay jaamacada burcoadeegaa caafimaadcee loo fidiyay bulshada reer yiroowe oo ay laxaad wayn ka qaadatay.

ilaahay baa mahad leh marka xigta waxaa mahadsan teamka caawiye oo kaw ka ah guushan, waxa kaloo aad umahadsan cid kasto...
19/04/2026

ilaahay baa mahad leh marka xigta waxaa mahadsan teamka caawiye oo kaw ka ah guushan, waxa kaloo aad umahadsan cid kastoo garb istaagtay ururka caawiye.

Congrats a million.Gudoomiyaha Ururka Caawiye Diabetes Voluntary Organisation Xaliimo saalax aw Nuux Ismaaciil (Xaliimo ...
10/04/2026

Congrats a million.
Gudoomiyaha Ururka Caawiye Diabetes Voluntary Organisation Xaliimo saalax aw Nuux Ismaaciil (Xaliimo Bintu Saalax) ayaa ka mid noqotay haween ugu saamaynta togan somaliland ( influential woman in somaliland 2026 cohort) haweenkaa oo aqoontooda iyo waqtigooda u hurray wax-tarka iyo taageerada bulshada ummada Somaliland.

12/03/2026
Ururka caawiye waxa uu daryeel caafimaad u fidiyay dadka danyarta ee la nool xanuunka macaanka ee uu ururku gacanta ku h...
09/03/2026

Ururka caawiye waxa uu daryeel caafimaad u fidiyay dadka danyarta ee la nool xanuunka macaanka ee uu ururku gacanta ku hayo.

Sida oo kale ururku waxa uu deeq lacag ka gudoomay SOLASUD( Ururka ardayda Somaliland ee dalka Sudaan wax ku soo bartay ee magaalada Burco) kuwaas oo dadkaa danyarta ah ee la nool macaanka, ku taakuleeyay deeq lacag oo ah $500.

Ururku caawiye waxa uu duco iyo boogaadin u dirayaa aqoonyahan wax ku soo bartay dalka suudaan ee magaalada Burco ee ku midaysan JAMCIYADA SOLASUD.

01/01/2026

kulankii wacyigalinta macaanka ee uu soo agaasimay Ururka caawinta dadka macaanku saameeyay ee Caawiye (Caawiye diabetes voluntary org).

01/01/2026


kulankii wacyigalinta macaanka ee uu soo agaasimay Ururka caawinta dadka macaanku saameeyay ee Caawiye (Caawiye diabetes voluntary org).

Ururka Caawiye waxa uu abaal mariyay xubnihii ugu maaraynta iyo xakamaynta fiicnaa hab la dhaqanka xanuunka macaanka.Xub...
27/11/2025

Ururka Caawiye waxa uu abaal mariyay xubnihii ugu maaraynta iyo xakamaynta fiicnaa hab la dhaqanka xanuunka macaanka.

Xubnahani waxa ay ka soo baxeen ku dhawaad 400 oo buke, oo Ururku gacanta ku hayo kuwaa oo uu ururka caawiye ka taageero dhanka dawo qaadashada (dawo siin qofkii aan awoodayn inuu iibsada dawada, habka isticmaalkeeda iyo ku kormeerkeeda) iyo talo(tilmaan caafimaad iyo taageero wacyigalineed.

Xubnaha Ururka caawiye waa diranayaal u taagan taageerada iyo tilmaanta dadka xanuunka macaanku saameeyay.

Address

Hargesa

Telephone

+252634335474

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Caawiye voluntary ORG posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Establishment

Send a message to Caawiye voluntary ORG:

Share