MUUQ MEDIA

MUUQ MEDIA Kani waa Bogga Rasmiga ah ee Muuq Media

09/06/2026

Wareysi Siyaasi Maxamed Cali Darood dhawaan kala soco Bogagan

๐Ÿ“ข OGAYSIIS OGAYSIIS ๐Ÿ“ข๐Ÿ“• Bilowga Kitaabka 4aad: ๐ˆ๐œ๐ญ๐ข๐ช๐š๐š๐๐ฎ ๐€'๐ข๐ฆ๐š๐ญ๐ฎ๐ฅ ๐—๐š๐๐ข๐ข๐ญ๐ก๐Ÿ‘ค Sheekh Axmed Cabdisamad Yuusufโฐ Waqtiga: Casar...
09/06/2026

๐Ÿ“ข OGAYSIIS OGAYSIIS ๐Ÿ“ข

๐Ÿ“• Bilowga Kitaabka 4aad: ๐ˆ๐œ๐ญ๐ข๐ช๐š๐š๐๐ฎ ๐€'๐ข๐ฆ๐š๐ญ๐ฎ๐ฅ ๐—๐š๐๐ข๐ข๐ญ๐ก

๐Ÿ‘ค Sheekh Axmed Cabdisamad Yuusuf

โฐ Waqtiga: Casarka Khamiista Iyo Jimcaha.

๐Ÿ•Œ Goobta: Masjidka Nakhiil Hargaisa

Kala Soco Telegramka Sheekha:

https://t.me/shAxmedcabdisamad

Faa'idaysi Wacan

Dawladda Soomaaliya ayaa shaaca ka qaaday in garsoore sare Cumar Cabdiqaadir Cartan uu berri ku soo wajahan yahay magaal...
09/06/2026

Dawladda Soomaaliya ayaa shaaca ka qaaday in garsoore sare Cumar Cabdiqaadir Cartan uu berri ku soo wajahan yahay magaalada Muqdisho ee caasimadda Soomaaliya ka dib markii loo diiday in uu galo dalka Maraykanka.

Cartan ayaa la filayaa in berri si weyn loogu soo dhaweeyo magaalada Muqdisho loona sameeyo garab istaag aad u xooggan.

09/06/2026

Hargeysa: Moobil Jaajar ku jira oo Sababay Gubashada Guri ka kooban 5 Qol.

Wacyi-gelin.

Isticmaalka Jaajarka Xiliyada Habeenimo ee la Hurdo waxa ay Guriga iyo Qoyskaba u horseedi karta Halis la xidhiidha Dabka leh Awood baddan maadama oo la hurdo.

Taleefanka ama Jaajarka oo muddo dheer koronto ku jira, gaar ahaan marka uu ku hoos jiro barkin, Furaash/joodari ama maro, waxa uu sababi karaa kulayl badan oo keeni kara dab halis gelin kara nolosha iyo hantida qoyskaaga.

FG: Muuqaalkani waa Baraarujin la xidhiidha Khatarta ka iman karta Moobilka Dabka lagaga seexdo, Sawirada Muuqaalkan ku dhex jiraa waa Moobilkii Sababay Guriga gubtay.

Sida ay sheegtay Warbaahinta Al-Carabiya, Budhcad badeed ku sugan xeebaha Puntland ayaa diiday in ay qaataan 2 Milyan oo...
09/06/2026

Sida ay sheegtay Warbaahinta Al-Carabiya, Budhcad badeed ku sugan xeebaha Puntland ayaa diiday in ay qaataan 2 Milyan oo Dollar si ay u sii daayaan 8 qof oo saarnaa Markab ay ka afduubteen xeebaha badweynta Hindiya kuwaas oo u dhashay waddanka Masar.

Wada hadal dhinaca Internet-ka ku dhex maray budhcadda iyo Mulkiilaha Markabka la haysto ayaa ku soo dhammaaday is fahan waa ka dib markii ay afduubeyaashu dalbadeen lacag ka badan 2 Milyan oo Dollar

Warbaahinta Masar qaarkood ayaa sheegaya in ay markii h**e budhacaddu ogolaatay labada Milyan balse dib ka soo la kacleeyeen oo ay dalbadeen lacag kale oo dheeraad ah.

Muuqaal ay ka duubeen ragga ay haystaan ayaa keenay in loo ogolaado lacagta 2 Milyan ah si looga sii daayo raggan ay haystaan.

Xigasho Gallaydh TV

09/06/2026

Qiimaha Cusub ee biyaha hargaysa

09/06/2026

Lugaba Kumataagne Maguntaan Kasii Ridna
Xinif

09/06/2026

"Waxaan haystaa passport diplomacy ah,haddii la iga qaadayo diyaar baan u ahay"
Sh bashiir Salaad Gudomiyaha jamacada ictisaam

09/06/2026

โ€œ Raga waalan ee dibbada ka yimaada yaan loo guurin hablaha oo loo qarinโ€ Sheekh

09/06/2026

Maxaa hadda socda, maxayse kawadaan wafdiga Turkida ee Muqdisho kusugan.?

Address

Hargeysa
Hargeisa

Telephone

+25263797778

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when MUUQ MEDIA posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Establishment

Send a message to MUUQ MEDIA:

Share