Sun Technologies Service Company

Sun Technologies Service Company Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Sun Technologies Service Company, Arts and entertainment, Hargeisa.

DUUNYADU MARAAGTEEDIGRIGUUN XASUUSNOW
29/07/2020

DUUNYADU MARAAGTEE
DIGRIGUUN XASUUSNOW

25/06/2020
Run la dhuun taha!!!Been ku dhaar taha!!Dhulka iibshaha!!!Dheefta qaataha!!Dhadig laga badi!!!Ragbaana u dhacay!!!
23/06/2020

Run la dhuun taha!!!
Been ku dhaar taha!!

Dhulka iibshaha!!!
Dheefta qaataha!!

Dhadig laga badi!!!
Ragbaana u dhacay!!!

19/06/2020

Kolkaad SOCONAYSO
SAXNAANTA Hubqaadka
SAMADA Laga Daaway
Daruurta SIDEEDA

Nolozhu Ma Ahan Mid Adag Markaad Ku Xidhan Tahay Alle Lakin Way Adkaanayzaa Markad Ka Tagto Daacaadka Alle
30/05/2020

Nolozhu Ma Ahan Mid Adag Markaad Ku Xidhan Tahay Alle
Lakin Way Adkaanayzaa Markad Ka Tagto Daacaadka Alle

29/05/2020

Saluu calal xabiib

23/05/2020

EiD wanagsan

16/01/2020

Dhudi hooyadeed dhawrsan dumar dhab ugu eekataa
Dhal soomaali dhaban gaariyoo dhaqanka weelaysa
Dhaaya bila dhamays qurux lehiyo midab dhalaalaaya
Ma dhibaan dhashii awliyaad samaha dhaadaysa
Dhakhtar boogta dhayaysoo markaba dawada igu dhoobta

Bisadeenu waxay tidhi:-Samahaan barqanayaaBadhaadhaan ku suganahayDhul ilaahey beladiyoHareer mariyey buuqaanBadqab aan ...
29/09/2019

Bisadeenu waxay tidhi:-
Samahaan barqanayaa
Badhaadhaan ku suganahay
Dhul ilaahey beladiyo
Hareer mariyey buuqaan
Badqab aan ku joogaa

Bisadeenu waxay tidhi:-
Baylahdaa muqdisha taal
Bini aadam kii iyo
Naflahaan badbaadine
Sawnigaa banaankiyo
babaydhyadana jiifsadey
Ma cidba bisba itidhi

Bisadeenu waxay tidhi:-
Bandoo layma saaroo
Baladkaan kusuganahay
Anigoo baqe i heyn
Badhka laylka suuqaan
Basar ugu lugeeyaa

Bisadeenu waxay tidhi:-
Kolkaan baahi yeeshee
Xanuun igu bariisado
Dhaksaa lay bogsiiyaa
Beer kolkaan xiisana
Dhakhsaa lay bisleeyaa

Bisadeenu waxay tidhi:-
Bi'iwaa naftaydaay
Baradani hadaad timid
Boqorkii ku uuman
Kuu qorin busaarade
Boqol jeer tusbaxa rogo

Address

Hargeisa

Telephone

+252634018524

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Sun Technologies Service Company posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share