Abwaan caydaruus somali

Abwaan caydaruus somali adna waaxahaygaay
wadku
waayo kaaraagyee
wadnahyga ii noqo

Permanently closed.
gaalada xaraanta quuta xornimodii aan ka qaatay anigoon xag kaleeto eegin sowtii xamar aan ku sooray xigaalnimo ula gacl...
19/05/2021

gaalada xaraanta quuta
xornimodii aan ka qaatay
anigoon xag kaleeto eegin
sowtii xamar aan ku sooray
xigaalnimo ula gaclooday
inaan xeedhada wadaagno
sowtaan xeer la.aan ku gooyey

anoo xor ah baan is keenay
xumaanta kamaan fileynin
xurmaan naawilaada galiyey

xadradii sow ima halaagin
xoogii afrikaan abuuray
xabada sow iima quudhin
xasuuq sow iima geysan

miyey xamar iga xishootay?
markaan xooga weyn u yeelay?

hoheey xabashida miciinsadey
xarbiga xoogiisa yeeshay
xornimo kale cudud ku keenay

marnaba xamar tuugsan maayo
dharaarna ma xaasidaayo
siday shalay ii xasuuqday
anigu xalka moodi maayo
xumaana ku aarsan maayo

inay xasishaan jeclahay
haday xaqa ii qirayso!!!!!!!

by caydaruus siciid jaamac

03/05/2021

hello welcome

waan idin salaamay
29/04/2021

waan idin salaamay

Habka ugu fudud u gaashaamo
18/02/2021

Habka ugu fudud u gaashaamo




Quruxda hablaha somaliyeed♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️Somali  girls beautiful ♥️
07/02/2021

Quruxda hablaha somaliyeed
♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️
Somali girls beautiful ♥️

29/08/2019



Address

Hargeisa

Telephone

+252634452576

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Abwaan caydaruus somali posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share

Category