Mr Nasri Boy

Mr Nasri Boy Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Mr Nasri Boy, Arts and entertainment, Hargeisa.

madaxwayne markale lun
21/01/2026

madaxwayne markale lun

Waxaa tahay qof ilaahay u dooray inuu dunidan imaado waxaad kamid tahay dadka ilaahay karaameeyey, maxaad la niyad jabi ...
29/09/2025

Waxaa tahay qof ilaahay u dooray inuu dunidan imaado waxaad kamid tahay dadka ilaahay karaameeyey, maxaad la niyad jabi oo isku dhigi. Dadaal, ilaahay u dhawaaw, sadaqo bixi, maskaxdaada ilaasho, wax baro, ummada ilaahay amaan iska sii hakaa nabad helaan.

Dabciga maalmuhu igula dhaqmaan xitaa anigu masii malayn karo, waan se qoslayaa hada. 2- Waxaan maqnaanshaheena kaaga ra...
21/01/2025

Dabciga maalmuhu igula dhaqmaan xitaa anigu masii malayn karo, waan se qoslayaa hada.

2- Waxaan maqnaanshaheena kaaga rajaynayaa wax kaste oo aad wada jirkeena ka wayday.

3- Waan daalay sidaan kuugu sugyay bosteejada hilowga iyo xiisaha.

4- Kun goor baan qosol, hungo iyo xiiso wada socda ku booqday dunidii xasuusaheena.

5- Gadashaa ma ihi fulaygii filashooyinkiisu dhaawici jireen.

6- Safar xagayga u soo socda hadaad la kullanto iigu soo dhiib dhoola cadayntii aan agtaada ku soo hilmaamay!

7-Si tacadi iyo tacajab faro badan le ayuu waayuhu rabitaanadaydii u bur buriyay.

8-Hadii ay saaxiibtinimadu kaa dhab tahay, ii cudur daar maalmahayga kakan, hana la tacajabin shaqsiyadayda waayuhu abuureen.

9- Waan xasiloonahay oo ugu yaraan k**a cabsi qabo, in aad qayrkay iga raacdo iyo in ay aynu kala dheeraano sidii shalay.

10- Ugu yaraan waxaynu heli doonaa qaybo riyooyinkii qalbiyadeena gubi jiray ka mid ah.

11- Mararka qaar, waxa kaliya waxaa kugu filan qof ogol inuu dhagaysto dhammaan tabashooyinkaaga xukun la'aan.

12- Tankii filashadayda in ka badan baad i dhaawacday, oo waxaan fogaaday baaxad ta dhaawacayadayda u dhow.

13- Mid kaste oo qoslaya ma farxsana.

14- Xasiloonida, Saaxiibadda qaar, Iyo hurdada xitaa waa la waayaa xilliyada loogu baahi badanyahay.

15- Si kaste oo nolasha mala'awaalka iyo xasuusaha kuugula kulmay, Waan ku fashilmay nolasha caadiga ah.

Address

Hargeisa

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Mr Nasri Boy posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Shortcuts

Share