Hargeysawe

Hargeysawe Somaliland hawaarto

04/05/2026
inaalilaahi wa inaa ilayhi raajicuun kulu nafsu daaiqatul mawt waxa  galabta oo  magaalada bali cabne  ku geeriyooday ma...
28/04/2026

inaalilaahi wa inaa ilayhi raajicuun kulu nafsu daaiqatul mawt waxa galabta oo magaalada bali cabne ku geeriyooday marxuum maxamed raage qaalib (guray)
waxaan illahy uga baryayaa inuu janatul farduusa ku casuumo inagana samir iyo imaan inaga siiyo

23/04/2026

Wasiirka Duulista Iyo hawada Somaliland Fu,aad Ahmed Nuux oo ku wareejiyay Wasiirka Caafimaadka Gaadhi Ambulance ah oo loogu tala-galay Degmada Balicabane waxanu lenahay mahadsanid wasiir ku gu malnay wasiir fu.aad Axmed Nuux

13/04/2026

Cali Muuse Jaamac oo u sharaxan ee gobolka marodijex halo koco hala garab istaag oo ha tagerto o yaan lokala hadhin waa nin aqoon le Waa nin kaso bixi kar boskaa waa nin waxa ina tari kara xilkaa waa nin inagu matali kara ha lodayo cali muuse Jaamac oo inamada halakala reebo oo yanaan is garb yaacin sidii h**e o kale hala tashado booskana nin ka buxin karaa waa cali muuse Jaamac waa iga talo tolnimo weeyi allaa mahadle arinku waa sidaa habeen wacan dhamantiin iyo wada tashi guud. Iyo wada jir

11/04/2026

Halkani maha jigjiga maha muqdisho ee casimada somaliland ee Hargeysa caday

11/04/2026

ku Ayanle Maxamud Rage iyo . Cabdi Najax Bulshaawi ayaa maanta kormeer shaqo ku tagay Dhaamka weyn ee magaalada Oodweyne, kaas oo haatan ay ka socdaan hawlo dayactir iyo dib-u-habeyn ah.

Kormeerkan ayaa ujeeddadiisu ahayd in si dhow loola socdo heerka ay marayaan shaqooyinka lagu tayeynayo dhaamka, maadaama uu muhiim u yahay kaydinta biyaha iyo kaabeyaasha adeegga bulshada ee magaalada Oodweyne

11/04/2026

Casimada Somaliland ee Hargeysa

Address

Hargeisa
LOVED

Telephone

+252634040046

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Hargeysawe posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Establishment

Send a message to Hargeysawe:

Share