Abwaan duco

Abwaan duco soomaalibaan ahay
sunnihii rasuulkiyo(scw)
saldhigiisu diintahay
💟💟💟💟💟 Soomaalibaan ahay
Sunnihii rasuulkiyo(scw)
Saldhigiisu diinyahay
💟💟💟💟💟💟💟

13/03/2026
27/06/2022

DHAQAN IYO DHIGAAL..

Ciyaar jaandheer gobalka

Hawliyo dhibaatiyoHadimada aduunyaduHabeeniyo dharaartabaWay hareera joogaan
19/04/2022

Hawliyo dhibaatiyo
Hadimada aduunyadu
Habeeniyo dharaartaba
Way hareera joogaan

Hidahaygu waa aqalDumarku dhaabaane dhidibkiisu waa diinSunnaha dhinac u dhaafayne
20/03/2022

Hidahaygu waa aqal
Dumarku dhaabaane
dhidibkiisu waa diin
Sunnaha dhinac u dhaafayne

Address

Adna University
Hargeisa

Telephone

+252659773381

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Abwaan duco posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share