Taayiro

Taayiro Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Taayiro, Arts and entertainment, Hargeysa, Hargeisa.

30/10/2025

Madaxweynaha JSL Cabdiraxmaan Cirro oo Socdaal ugu baxay Wajaale.

Cabdiraxmaan Cirro

25/10/2025

Nasiib badanaa.
Bishii la dhaariyay bisheedii ayaa qarankii la aqoonsanayaa. Cabdiraxmaan Cirro

Dhawaan, Baasaboorka Jamhuuriyadda Somaliland wuxuu noqon doonaa baasaboorka ugu qaalisan, ugu qiimaha badan, uguna sumc...
25/10/2025

Dhawaan, Baasaboorka Jamhuuriyadda Somaliland wuxuu noqon doonaa baasaboorka ugu qaalisan, ugu qiimaha badan, uguna sumcadda badan ee Afrika!
Tani waa guul weyn oo ka dhalatay dedaalka iyo halganka shacabka iyo dawladnimada Somaliland ee muddo dheer socday.

Bisha December waxaa la filayaa in si rasmi ah logu dhawaaqo aqoonsiga Somaliland

Madaxweyne Cirro iyo Waftigiisa gaadhay Dalka Itoobiya oo Meeqaam Sare Lagu Soo Dhaweeyay HadaMadaarka Madaxweynaha Waxa...
14/10/2025

Madaxweyne Cirro iyo Waftigiisa gaadhay Dalka Itoobiya oo Meeqaam Sare Lagu Soo Dhaweeyay Hada

Madaarka Madaxweynaha Waxa kaga hortagay oo soo Dhaweeyay Wasiirka Arimaha Dibeda Itoobiya

Marwada Qaranka somaliland 👑🥰
14/10/2025

Marwada Qaranka somaliland 👑🥰

13/10/2025

Welcome m/weyne Cabdiraxmaan Cirro

12/10/2025

Bari idam aalle waxa dalka ku soo waajahan mahdigii dalka iftiinkii iyo ilayskii somaaliland M/weyne Cabdiraxmaan Cirro

Mahdigii Qaranka iyoMaamadii Qaranka
08/10/2025

Mahdigii Qaranka iyo
Maamadii Qaranka

02/10/2025

Mahdigii qaranka

01/10/2025

Madaxweyne Cabdiraxmaan Cirro
Waa hogaamiye laba mirir, doonistiisa iyo damaca dadkiisa ku gudbin kara.
Waa hogaamiye garasho iyo geesinimo u leh sidii uu shacbigiisa ugu horseedi lahaa horumar, nabad iyo cadaalad waarta.

30/09/2025

"Waxaan ahay madaxweynaha kaliya ee Soomali ah ee shacabkisu doorten." Madaxwayne Cabdiraxmaan Cirro

30/09/2025

Nabadda Ceerigaabo waa gogol barakaysan oo uu dhigay Madaxweynuhu,
Cabdiraxmaan Cirro
taasoo astaan u noqotay Mahdiga iyo Nasriga uu Eebbe ugu deeqay Somaliland.

Maanta hordhaca nabaddaasi waxa is qaabilay walaalaha reer ceerigaabo , waana bilow guul iyo gobanimo leh.

Arrintani waxay daliil cad u tahay in Somaliland leedahay hoggaan daacad ah iyo bulsho u heelan horumar, walaaltinimo iyo wadajir.

Mansha Allah – waa iftiin cusub oo Ceerigaabo ka baxay, waana guul dhaxal gal ah oo mustaqbalka dalka iyo dadka dhisi doonta.

Address

Hargeysa
Hargeisa
252

Telephone

+252634351566

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Taayiro posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Establishment

Send a message to Taayiro:

Share