Halima hekmat

Halima hekmat art is my life.🎨 🖼️

19/02/2026
01/11/2024
kuushaas  ay inantu gashantahay waxa la yidhaahdaa { CUNAABI } .waxay ka mid tahay qalabkii lagu xarakoon jiray, ee lala...
17/10/2024

kuushaas ay inantu gashantahay waxa la yidhaahdaa
{ CUNAABI } .
waxay ka mid tahay qalabkii lagu xarakoon jiray, ee lala gashan jiray dharka hidaha iyo dhaqanka.
qoorta la gashan jiray tiiyoo la jeeni qaaranayo ,cududahana waa lagu xidhan jiray .
waxa uu ku jiray hal ka maanta dahabku inoogu jiro.

hidaha iyo dhaqanka, maanta waxaynu kaga hadlaynaa kabahenii hidaha iyo dhaqankawaxa la odhan jiray CAGBA CAG {taas oo a...
16/10/2024

hidaha iyo dhaqanka,
maanta waxaynu kaga hadlaynaa kabahenii hidaha iyo dhaqanka
waxa la odhan jiray CAGBA CAG {taas oo aan filayo in kabuhu midig iyo bidix aanay lahayn, ee hadba cagtaad ku horaysiiso aad gashanaysay
1: sawirka koobad waa kabo rageed
2: sawir ka labaad na waa kabo dumar aragtidayda

waa dhiil badi barigii h**e guryahay sudhnaan jirtay waxaad ku lulan kartaa koobkaaga ciirta ah, hadii kale waa weel fud...
11/10/2024

waa dhiil badi barigii h**e guryahay sudhnaan jirtay waxaad ku lulan kartaa koobkaaga ciirta ah, hadii kale waa weel fudud oo gacanta lagu qaadan karo oo caaanaha lagu shuban jiray waayadii h**e.

Address

Hargeisa

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Halima hekmat posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share