Qaran-doon

Qaran-doon if you want to get news update, sports please connect

21/08/2026

Qiimaha Shidaalka oo ku dhaw in uu kor ukac %100 sameeyo marka la barbar dhigo wakhtigii Xumuumadii M Biixi iyo Xukuumad Cirro. Ilaa hadana wax talaabo ah xukuumadu may qaadin..

23/07/2026

Gabadh Ilmo yar Ciqaab iyo jidh dil iskugu dartay oo muuqaal laga duubay. Fadlan cidii garanaysaa laamaha Amaanka ha usoo gudbusi meel ay joogtaba.

23/07/2026

Saadaal Rumawday oo uu Daahir Calasaw sameeyay iyo Maamulkii Waqooyi Bari oo kaabiga usaaran in lagu kala dhaqaaqo.

16/07/2026

Amar waa qaadasho. Caaqilka madaxweynaha Somaliland oo amar culus dul dhigay wasiirada xukuumada

10/07/2026

Xukuumada HAA IYO MAYA. Qoladani waxaaba ka suuragal ah wax kawayn in ay ka noqdaan..

Wasiir h**e Shucayb Maxamed Muuse oo Kasoo jeedaa Deegaanka Gabiley ayaa kasoo horjeestay danaha Reer Gabiley.
26/05/2026

Wasiir h**e Shucayb Maxamed Muuse oo Kasoo jeedaa Deegaanka Gabiley ayaa kasoo horjeestay danaha Reer Gabiley.

14/05/2026

Waraysi qiimo badan oo uu bixiyay Maayirka cusub ee loo doortay Magaalada Hargaysa.. Eng: A.risaaq Faarax wiiwaa.

Address

Hargeisa

Telephone

+252634049017

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Qaran-doon posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Shortcuts

Share

Category