01/01/2025
Madaxweynaha jamhuuriyada somaliland dr ciro wa hogamiye diplomatically shaqadisu kudhisanthy, wxana lagu saxayaa wixii talo ah ee qoloocda ,waxaana jira weli dulmi badan iyo tacadi badan & hanti lunsi badan, oo ku eekaa heer gobolyo mid qaranba taasi marka laga tego waxa xadka goostay kutumashada sharciga / xeerarka shaqaalaha / dadka masaakiinta ah ee codkoodu meel dheer gaadhin taasoo sababtay qaanuun jabin cadaana waanan hayaa cadaymo kufilan cidii ubaahata , waxaanan sugaynaa intay xukuumada wax qabanayso laakiin waanu dareensiinaynaa inay arimahaa waxkaqabato!