Wacdi iyo Waano

Wacdi iyo Waano somali entertainment

12/06/2023

Mention soo dheh Askari uu ka xariifsan yahay cungan yari

22/07/2021

Saydka barakaysan oo gabay ku karbaashay

Musharax cabdiraxman C/Shakur waxa saaka u baxasey heestii alfanaan ilkacase qaysEdabyeelo diidayee Ashahado waryaaJilba...
19/02/2021

Musharax cabdiraxman C/Shakur waxa saaka u baxasey heestii alfanaan ilkacase qays

Edabyeelo diidayee
Ashahado waryaa
Jilbajoogso waryaa
Gurguuro waryaa
Nafaqayso waryaa

Mid u codee  labadan player Khayrinho ❤ vs Ronaldinho👉
19/02/2021

Mid u codee labadan player

Khayrinho ❤ vs Ronaldinho👉

MAXAAD KA XASUUSATAA FILMKII CANKA AHAA EE TitanicJilaaga caanka ah ee Kate Winslet waxay sheeganeysaa  culayska miisan ...
10/02/2021

MAXAAD KA XASUUSATAA FILMKII CANKA AHAA EE Titanic

Jilaaga caanka ah ee Kate Winslet waxay sheeganeysaa culayska miisan keeda oo koradhay awgeed inaysan dareemin inay ka tirsan tahay Hollywood xitaa ka dib guushii Titanic

I was the overweight girl who would always be at the end of the line Kate Winslet claims she didn't feel like she belonged in Hollywood even after the success of Titanic

MAXAAD KA XASUUSATAA FILMKII CANKA AHAA EE TITANIC

  Weerarka arxandarada ah ee Muqdisho ka dhacay ee lagu dilay dadka faraha badan ee Jeneral Galaal ka mid yahay ALLAHA u...
31/01/2021



Weerarka arxandarada ah ee Muqdisho ka dhacay ee lagu dilay dadka faraha badan ee Jeneral Galaal ka mid yahay ALLAHA u naxaristee wuxuu ka dhacay xudunta caasimada goob aad loo ilaaliyo isla markaana baaritaan gawaarida lagu sameeyo.

Muqdisho had iyo goor waxay dadku ka cawdaan jidgooyooyin ay adag tahay in si caadiga ah looga gudbo

Waxaa su’aal ka taagan tahay sidee baabuur qaraxyo ku xiran yihiin iyo dad hubaysan oo aan haybtooda la aqoon uga gudbaan baraha ciidan? Wataa suaasha is weydiinta mudan

Adduunka marka dhacdooyin caynkan oo kale ay dhacaan waxaa dhaca baaritaano waaweyn iyo in masuuliyiin xilalkooda ku waayaan

DegDeg: Gen  Maxamed Nuur Galaal waxa uu ku dhintay hotelka la weeraray sida laga soo  xigtay saraakiisha la dagaalamays...
31/01/2021

DegDeg: Gen Maxamed Nuur Galaal waxa uu ku dhintay hotelka la weeraray sida laga soo xigtay saraakiisha la dagaalamaysa kuwa weerarka ku qaaday Hotel Afrik.

Gen Maxamed Nuur Galaal, Waxa uu ka mid ahaa saraakiishii sarsare ee xukunkii kacaanka 1969-1991

Laamaha ammaanka ee dowladda ayaa dhawaan soo afjaray Weerar ku bilaawday Qarax kaddibna ay rag hubeysan ay Gudaha u gal...
31/01/2021

Laamaha ammaanka ee dowladda ayaa dhawaan soo afjaray Weerar ku bilaawday Qarax kaddibna ay rag hubeysan ay Gudaha u galeen Hotelka Afrik ee magaaladda Muqdisho, kaaso oo ay soo afjaradiisa qaadatay waqti badan.

Khasaaro isugu jira dhimasho iyo dhaawac ayaa ka dhashay weerarkaas, Waxaana dhawaan Saaxaafadda la hadli doonna madaxda dowladda si ay uga warbixiyaan khasaaraha ka dhashay weerarkaas iyo inta uu la egyahay.

Deg Deg  Captan kii Xulka Gobalka Gabiley iyo dawlad gobaleed ka Puntland   ayaa hada xabsiga loo taxaabay gudaha casima...
31/01/2021

Deg Deg
Captan kii Xulka Gobalka Gabiley iyo dawlad gobaleed ka Puntland ayaa hada xabsiga loo taxaabay gudaha casimada somaliland ee hargeisa

Address

Hargeisa
252659032062

Telephone

+252634687593

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Wacdi iyo Waano posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share