Weriye abdikani nokia

Weriye abdikani nokia pagekan ugu imoow waraar,warbixino,dhacdooyin iyo barnaamijo ku xiise gelinaya.. hadaba nagu soo biir oo ku xidhnow page weriye abdikani nokia

19/03/2023

Gobolada soomaalia intooda badan waxa ka curtay roobkii guga, iyadoo ay jirtay abaar aad u daran.

29/09/2022
29/09/2022

Hadal jeedintii xaflad abaal marin lagu gudoonsinaayeey ardaydii kaalmaha h**e ka gashay intixaan bileedkii, caaqil tafadal school.

19/09/2022

Waxa laga dhax dhigay magalada hadaftimo cusbitaal guud oo ay magaaladu yeelanayso

27/08/2022

Mansha allah.

Hambalyo Aroos.Waxaan halkan hambalyo aroos uga dirayaaLamaanaha.Mudane: mukhtaar abdi mohamuud iyoMarwo : ayaan siciid ...
04/08/2022

Hambalyo Aroos.
Waxaan halkan hambalyo aroos uga dirayaa
Lamaanaha.
Mudane: mukhtaar abdi mohamuud iyo
Marwo : ayaan siciid xassan.
Isku waara ubad khayr lehna kala hela.

26/06/2022

Macalin Mohamed A. Othman iyo khaalid fodhaadhi.
Oo ku kulmay jamacada jigjiga university.
Waa aqoon yahan soomaaliyeed.

Shirkii   iyo  .Muddo sadex cisho ah uga socday magalada yube ee gobolka sanaag ayaa manta soo gebo geboobay.Iyadoo lays...
26/05/2022

Shirkii iyo .
Muddo sadex cisho ah uga socday magalada yube ee gobolka sanaag ayaa manta soo gebo geboobay.
Iyadoo laysku raacay qodobo dhawr ah, oo masiiri u ah.
Dadka dega deeganada hoos yimaada yube iyo cergaabo.
Xigasho: .

Madaxweyne                     Waa halku dhigeena haddii aanu nahay  Dadka iyo dalku wuxu u baahan yahay dhameestirka ha...
09/05/2022

Madaxweyne


Waa halku dhigeena haddii aanu nahay
Dadka iyo dalku wuxu u baahan yahay dhameestirka hawlaha socday. Bilow kale looma bahna.

Address

Hargeisa

Telephone

+252907689103

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Weriye abdikani nokia posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Establishment

Send a message to Weriye abdikani nokia:

Share

Category