cali_oromo_offi

cali_oromo_offi WAABAD ISOO BOOQATEE FOLLOW ME

MEHER DAY
10/07/2024

MEHER DAY

CIID MOBARAK KULLU CAAM WA ANTUM BIL KHAYR
11/04/2024

CIID MOBARAK KULLU CAAM WA ANTUM BIL KHAYR

Thanks All πŸ™              Jumma Mobarak   Hambalyadu wa dhankina ❀️🎁
13/07/2023

Thanks All πŸ™
Jumma Mobarak
Hambalyadu wa dhankina ❀️🎁

Jacaylka lagu Nafaqeeyo Hadyaha 🎁Had iyo jeer waa Gaajaysan yahay πŸ€•
16/06/2023

Jacaylka lagu Nafaqeeyo
Hadyaha 🎁
Had iyo jeer waa Gaajaysan yahay πŸ€•

MARKAAD BEEN BADAN TAHAYXASUUS BADNOOOW
25/05/2023

MARKAAD BEEN BADAN TAHAY
XASUUS BADNOOOW

QOF BAA JIRA KUU HANWAYNHAMIYO KU QABA KALGACALMISANA HAWRAARTA IYO HILMAAMA KALSOONIDOO HORTADA KOLKUU YIMAADODIBNUHU H...
22/04/2023

QOF BAA JIRA KUU HANWAYN
HAMIYO KU QABA KALGACAL
MISANA HAWRAARTA IYO
HILMAAMA KALSOONIDOO
HORTADA KOLKUU YIMAADO
DIBNUHU HAGHAGTA GURAN

BARIIDUU KUGU HUFAA
SIDEE TAHAY HUUNO BUU
HALBEEGA KASII DHIGTAA
HADHAW ISAGOO JIQOO
HADANA WAXBA SHEGAN BU
CADHADA LA HULEEL DHAHA

HAB DHAQAN LAGU SII FAHMIYO ASTAAMO HOR LAA JIROO

SI WAYN QOFKA LOO HAYIYO
JACAYLKU QOFKUU HELAA
AFKOO HADAL DAAYA IYO
Hinaasaha lagu gartaa !!!

Jumma Mobarak Saxibayal  & .kayf
14/04/2023

Jumma Mobarak Saxibayal & .kayf

Haduu Qof 100$ kusiiyo kadibna ku dhaho qaado waad foolxun tehee πŸ˜…πŸ€­ Maxad dhihi lahayd ama aad samayn lahayd ???
14/03/2023

Haduu Qof 100$ kusiiyo kadibna ku dhaho qaado waad foolxun tehee πŸ˜…πŸ€­ Maxad dhihi lahayd ama aad samayn lahayd ???

WAA MIDAN BALWADAYDU 🩸⚽️❀️
16/02/2023

WAA MIDAN BALWADAYDU 🩸⚽️❀️

Jumma Mobarak saxibayal
03/02/2023

Jumma Mobarak saxibayal

WIILKANI WAA WIILKI KU GUULAYSTAY  sabab na u ahaa inuu ka oohiyo malaayin france ah sorry πŸ‡«πŸ‡· πŸ˜…
19/12/2022

WIILKANI WAA WIILKI KU GUULAYSTAY sabab na u ahaa inuu ka oohiyo malaayin france ah sorry πŸ‡«πŸ‡· πŸ˜…

waxan raali galin buuxda siinaya gabdhihii aan subax kasta u qori jiray( I LOVE U ) sababto ah waxan moodi jiray SUBAX W...
21/11/2022

waxan raali galin buuxda siinaya gabdhihii aan subax kasta u qori jiray
( I LOVE U ) sababto ah waxan moodi jiray SUBAX WANAGSAN oo english ah 🀣🀣 kaftan

Address

Jigjiga Yar, Near National Fuel Station
Hargeisa

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when cali_oromo_offi posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Establishment

Send a message to cali_oromo_offi:

Share

Category