Sir Iyo Caad

Sir Iyo Caad Ka Hel Macluumaad iyo Madadaalo dhamaystiran mid muuqda iyo mid qarsoonba sir Iyo caad

15/04/2023

Deg Deg Axmedkii la raadinayay oo reerkisi la soo helay

Fadlan mention dhe sxbkaa kaso jeeda reerka

15/04/2023

Jacaylku xanuun badana
Bal dhamayso qisadan jacayl ee cajiibka ah

28/03/2023

Calanka Jamhuriyada Somaliland oo kaso dhex Muuqday Best Diplomats In Dubai

20/03/2023

Quruxda Buurta Sheekh

19/03/2023

Hargeisada Cusub

12/02/2023

War ma maydhaa lagugu Kari wayay hhh Daauud burcawi waa imtixaan

Dab xooggan ayaa ka kacay Suuqa weyn ee Bakaaraha ee magaalada Muqdisho.Dabkan oo ayaa lagu soo warramayaa in uu saameey...
21/01/2023

Dab xooggan ayaa ka kacay Suuqa weyn ee Bakaaraha ee magaalada Muqdisho.
Dabkan oo ayaa lagu soo warramayaa in uu saameeyey inta ka dhaxaysa Suuqa dahabka iyo ka Malabka.

Laamaha Ammaanka iyo ciidanka Dab damiska ayaa gaadhey goobta ay gubashadu ka socoto iyada oo ilaa hadda lala tacaalayo dabkan oo aad u weyn.

Xogaha magaalada laga helayo ayaa sheegaya in 24 kii saacadood ee la soo dhaafay ay dhacaysay dabayl aad u xooggan taas oo ah halis kale oo dabkan sii fidin karta.

21/01/2023

Xukumada Somaliland Oo Goaamo kasoo Saartay Arinta Gobolka Sool

Gudoomiyaha Golaha Wakiilada Jamhuuriyadda Somaliland Mudane Cabdirisaaq Khaliif Axmed ayaa Gaadhay Magaalada Laascaanoo...
19/01/2023

Gudoomiyaha Golaha Wakiilada Jamhuuriyadda Somaliland Mudane Cabdirisaaq Khaliif Axmed ayaa Gaadhay Magaalada Laascaanood ee Gobolka Sool.

Gudoomiyaha Golaha Wakiilada JSL Cabdirisaaq Khaliif Axmedi, wuxuu kulan la qaatay Weftiga Golaha Wasiirada ee uu hogaaminayey Wasiirka Wasaaradda Arimaha Gudaha JSL Maxamd Kaahin Axmed iyo Taliyayaasha Ciidamada Qalabka sida ee Jamhuuriyadda Somaliland.

Kulankan oo ahaa is Xogwaraysi ayaa ka qabsoomay Xafiiska Gudoomiyaha Gobolka Sool, waxaana kulankan Wasiirka Wasaaradda Arimaha Gudaha JSL, ku wehelinayey Wasiirka Wasaaradda Gaashaandhiga Cabdiqani Maxamuud Caateeye (Fariid), Wasiirka Wasaaradda Gaadiid iyo Horumarinta Jidadka Cabdirisaaq Ibraahim faarax, Wasiirka Wasaaradda Xanaanada Xoolaha iyo Horumarinta Kaluumaysiga Siciid Sulub Maxamed, Wasiirka Wasaaradda Cadaaladda Salebaan Warsame Guuleed iyo Gudoomiyaha Gobolka Sool Cabdikariim Aadan Xaaji Diiriye.

22/12/2022

Wariye Cabdimaalik Muuse Coldoon ayaa Saaka Xabsiga laga sii daayey kadib markii uu dhamaystay mudadii Xukunka oo ahayd laba Sanadood.

Reer Hargiesa kaliya Ayaa Sheegi Kara dhismahan Magacisa
13/12/2022

Reer Hargiesa kaliya Ayaa Sheegi Kara dhismahan Magacisa

Magaaladan Somaliyed isku day inaad garato
23/08/2022

Magaaladan Somaliyed isku day inaad garato

Address

Hargeisa

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Sir Iyo Caad posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Establishment

Send a message to Sir Iyo Caad:

Share