ABDIRAZAK Hajji huzein

ABDIRAZAK Hajji huzein fadlan like saar page-ka oo nagu soo biir
mahadsanid.

22/10/2023
16/04/2022
22/12/2021

GARO OO GUULAYSO!

Sheeg qoraalkani buugga uu ku jiro.

"Waxa aan arkay ninkii oo kor loo qaaday oo cunaha la hayo, wax hayana ma arkayo. Isagii ayaa gacantiisa iigu tilmaamay in aan baxo, dabayshii ayaa inta ay qolkii ku wareegtay aniga oo arkaya ay ka kudday daaqadii, Williamna dhulka ayuu ku dhacay. Cabbaar ayuu nasanayay oo uu neefta iska gurayay, indhuhuna kabo dhiig ah ayay u ekaadeen"

Si aad u guulaysato tallaabooyinkan raac:

A: faallada ku qor jawaabta.
B: share garee post-gan

Buugga lagu guulaysanayaa waa " Dabadeed Qofna ma hadhin"

Nasiib wacan!

08/12/2021

GARO OO GUULAYSO!

24 saacadood gudahood: 9:30pm-9:30pm

Sheeg Qoraalkani buugga uu ku jiro:

"Waa toban ruux oo aanay haba yaraato’e wax ay wadaagaan jirin, isa soojiidashana aanay ka dhexayn, oo ay isugu baaqday yeedhmo dahsooni jasiirad lamadegaan ah oo go’doonsan, si kedis ahna iyada oo la cashaynayo uu cod la duubay ka yeedhay halkii loo tuhmayay ninkii loo martida ahaa..."

Si aad u guulaysato labadan shardi fuli, akhriste:

1. Sheeg magaca buugga uu qoraalkani ku jiro?

2. Post-gan -garee.

Buugga lagu guulaysanayaa waa buugga xagga sare yaalla ee "Hawlgalkii Rejo Soo Celinta."

Nasiib wacan!!

" Ma fakhriyo shareecada ninkii faraqa haystaa "- Ismaaciil MireπŸ–€
05/08/2021

" Ma fakhriyo shareecada ninkii faraqa haystaa "

- Ismaaciil MireπŸ–€

"naftu seeto yay waayinhana falin sidaad doonto".-Hadraawi πŸŒšπŸ–€
02/08/2021

"naftu seeto yay waayin
hana falin sidaad doonto".

-Hadraawi πŸŒšπŸ–€

28/05/2021

🌼🌱

26/05/2021

Nurture your mind with great thoughts. To believe in the heroic makes heroes."
βœ”οΈŽ
π™Ίπšž πš‹πšŠπš›πš‹πšŠπšŠπš›πš’ πš–πšŠπšœπš”πšŠπš‘πšπšŠπšŠπšπšŠ πšπš’πš”πš›πšŠπšπš˜ πš πšŠπšŠπš πšŽπš’πš—, π™Έπš—πšŠπšŠπš πšŠπšŠπš–πš’πš—πšπš˜ πšπšŽπšŽπšœπš’πš—πš’πš–πšŠπšπšŠ 𝚠𝚊𝚑𝚊𝚒 πš”πšŠπšŠ πšπš‘πš’πšπšŠπš’πšœπšŠπšŠ πšπšŽπšŽπšœπš’".

25/05/2021

π™Έπš—πšπš’πš’ πš˜πš›πš˜πš πš“πš’πš›πšŠπš’, π™Ίπšžπšπš—πš’πš’πš—πš—πšŠ 𝚠𝚊𝚊 πš“πš’πš›πšŠπš’.

24/05/2021

Address

Hargeisa

Telephone

+252633540665

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when ABDIRAZAK Hajji huzein posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Establishment

Send a message to ABDIRAZAK Hajji huzein:

Share