22/11/2025
Hoyga xirfadaha Salaama Skills and Tailoring waxay ogeysiinaysaa ardayda aan weli fursad u helin inay iska diiwaangeliyaan, in loo furay wajiga labaad ee isdiiwaangelinta (𝐀𝐝𝐦𝐢𝐬𝐬𝐢𝐨𝐧 𝐏𝐡𝐚𝐬𝐞 𝐓𝐰𝐨), si ardayda aan h**e waqtigu ugu saamixin ay isu diiwaangeliyaan.
Faahfaahin dheeraad ah kala xidhiidh:
𝐓𝐞𝐥: 𝟎𝟔𝟑-4086092 | 𝟎𝟔𝟑-8025515
Location: Kasoo horjeedka cagawayne ama marka aad joogoto Masjidu Nakhiil. Hargeisa, Somaliland