10/10/2022
Farxada naftaada la ogow
Lana day day
Badhaadhe ka maqani ma jiraayo
Isku day mar kasta cafiska halki aad aarsi & aano u joog ahaan lahayd.
Iska cafi cid kasta adigoon wax abaal kaga sugayn cafiska.