Zaem khadiir

Zaem khadiir Waad ku mahadsan tahay inaad nagu soo biirtay, waxaan kuu rajeyneynaa wanaag,

28/10/2023

26/10/2023

Deg Deg | Wasiirka Arrimaha Dibadda ee Iran oo ka hadlay xaaladda gaza ayaa dhahay.

Ficilada Ciidamada Xoreynta Falastiin waxay waafaqsan yihiin Axdiga Qaramada Midoobay

Qaraar kasta oo Qaramada Midoobay waa inuu noqodaa joojinta dembiyada Israel ay wado, sido kale waa in u noqoda gaadhsiinta gargaarka, iyo diidmada barakicinta qasabka ah ee reer Gaza.

Xaaladda gobolku waxaay gaadhay heer walaac leh, waxaana laga yaabaa in daqiiqad kasta ay arrimuhu faraha ka baxaan

Xamaas waa dhaqdhaqaaq xornimo-doon ah oo Falastiiniyiin ah oo soo food saartay in dhulkoodi la qabsaday,

26/10/2023

Deg Deg | Erdogan Weerarrada Israa’iil ee Gaza waxay ka dhigan yihiin xasuuq, aamusnaanta beesha caalamkana waa ceeb.

25/10/2023

Deg Deg | Madaxweynaha Masar Waxaan kala hadlay Madaxweynaha Faransiiska sidii loo sii deyn lahaa maxaabiis badan iyo la haystayaal badan oo ku jira Marinka Gaza, taasina waxay u baahan tahay in la dejiyo.

Hadafka lagu dhawaaqay ee dagaalku waa in la baabi'iyo Xamaas iyo "kooxaha kale" ee Gaza, waxayna arrintan u baahanan doontaa sanado badan.


πŸ‡΅πŸ‡ΈπŸ‡΅πŸ‡ΈπŸ‡΅πŸ‡Έ

25/10/2023

Deg Deg | Madaxweynaha Masar Waxaan cambaareyneynaa dhammaan falalka saameeya dadka rayidka ah.


πŸ‡΅πŸ‡ΈπŸ‡΅πŸ‡ΈπŸ‡΅πŸ‡Έ

25/10/2023

Deg Deg | Wasaaradda Caafimaadka Falastiin tirada Shuhadada ee Daanta Galbeed ayaa gaartay 100 tan iyo 7-dii October.



πŸ‡΅πŸ‡ΈπŸ‡΅πŸ‡ΈπŸ‡΅πŸ‡Έ

24/10/2023

Degdeg || In ka badan 700 oo falastiiniyiin ah ayaa lagu dilay duqeymo dhanka cirka ah oo Israa’iil ay xalay ka geysatay Qaza, sida ay sheegeen saraakiisha cafimaadka ee Falastiiniyiinta.

Wuxuu ka badnyahay duqeyntii isbitaalkii al-ahli kaso ay ku dhinteen hal habeen in ka badan 500 oo qof.

Gaza waxa ay maraysaa nidaam xasuuq oo dunida ka dhigaya in ay kaxeeyaan dadkii lagu xasuuqay halkaas!!!


πŸ‡΅πŸ‡ΈπŸ‡΅πŸ‡ΈπŸ‡΅πŸ‡ΈπŸ‡΅πŸ‡Έ

24/10/2023

Deg Deg | Wasiirka Arrimaha Dibadda ee Urdun Ayaa dhahay Xalka kaliya ee colaadda Bariga Dhexe waa in la siiyo dadka Falastiiniyiinta xuquuqdooda iyo in la dhiso laba dawladooda.


πŸ‡΅πŸ‡ΈπŸ‡΅πŸ‡ΈπŸ‡΅πŸ‡Έ

24/10/2023

Deg Deg | Netanyahu Waxaan ku jirnaa dagaal u dhexeeya waxashnimada iyo ilbaxnimada, beesha caalamkuna waxay maanta ku midoobeen Israel.


πŸ‡΅πŸ‡ΈπŸ‡΅πŸ‡ΈπŸ‡΅πŸ‡Έ

23/10/2023

Kaliya 54 baabuur oo gargaar bini'aadantinimo ah ayaa galay marinka Gaza ee go'doonsan ilaa hadda,

Halka ugu yaraan 5,100 falastiiniyiin ah lagu dilay in ka badan laba toddobaad oo ay Israa'iil weerartay marinka Gaza ee go'doonsan, iyadoo ku dhawaad kala badh dadkaasi ay ahaayeen carruur, sida ay sheegeen saraakiisha caafimaadka.


πŸ‡΅πŸ‡ΈπŸ‡΅πŸ‡ΈπŸ‡΅πŸ‡Έ

23/10/2023

Weeraro is xigxigay oo ay Israa’iil fulisay ayaa lagu beegsaday aagga waqooyi-galbeed ee xerada Xeebta, ee galbeedka magaalada Gaza



πŸ‡΅πŸ‡ΈπŸ‡΅πŸ‡ΈπŸ‡΅πŸ‡ΈπŸ‡΅πŸ‡Έ

23/10/2023

Deg Deg | Kooxaha caafimaadka ee gaza. ayaa ka soo saaray 5 shahiid guri ay Israa'iil duqeysay, bariga Khan Yuunis, ee koonfurta marinka Gaza.


πŸ‡΅πŸ‡ΈπŸ‡΅πŸ‡ΈπŸ‡΅πŸ‡Έ

Address

Hargeisa

Opening Hours

09:00 - 17:00

Telephone

+252634236506

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Zaem khadiir posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Establishment

Send a message to Zaem khadiir:

Share

Category