Somali Camel Fete

Somali Camel Fete Xuska Geela Soomaalida | October 16—17, 2024 at PSU Garowe | Free tickets. You are invited.

16/03/2026

In muddo ah waxa aan ka shaqeynannay sidii loo heli lahaa KALTIRIS SOOMAALI ah, si aan ugu tirsanno waayaheenna iyo waqtigeenna. Soomaalidu saddex qaab oo mid walba bilo gaar ah leeyahay bay u tirsadaan, balse noogu saxnaaday reer miyigeennuna aad u yaqaannaan waxa uu noqday Kaltirsiga Xilliyada.

Waxa aan ka cududaaranaynaa in sannadka Soomaalida dad badan isku raaceen in uu marayo 1116, walow la sheego in uu aad uga filweyn yahay [weli baaris buu rabaa].

Sooyaalka DABSHID si gaar baan uga sheekayn doonnaa Ilaahau idankiis. Kaltirsigani waxa uu ka kooban yahay ilaa 4 qeybood oo kala ah;

1. Waqtiga [maalinta, bisha, iyo sannadka].
2. Manaasisha [28’ka god ee dayaxa].
3. Taawinta [in uu kuu sheego godka iyo cunsurtiisa] — cunsurtaan, weli waxaa ku socda shaqo, waxa aan kusii xirnay kan caalamiga ah, kan Soomaaliga xogtiisa ayaa aan dhammayn.
4. Sooyaal [Sooyaalkan weli xog baa ka dhimman].

Halkaan ka soo eeg, haddii aad dareento horumarin ama aad haysid fikir lagu horumarin karo Kaltirsigeenna.

lingaxa: https://www.biciid.com/programs/dabshid

16/03/2026
16/03/2026

The Somali people represent one of the oldest and most historically rich civilizations in the Horn of Africa. Despite the depth and significance of Somali history and heritage, systematic documentation and preservation of historical and archaeological sites across Somali territories remain extremely

Maalinta Geela Adduunka oo maanta ku beegan, keliya ma ahan maalin aan xusayno laakiin waa maalin aan la murugoonayno dh...
22/06/2025

Maalinta Geela Adduunka oo maanta ku beegan, keliya ma ahan maalin aan xusayno laakiin waa maalin aan la murugoonayno dhibka geeleenna haysta. In ka badan 9.4 milyan oo neef ayaa ku nool dhulka Soomaalida weliba aan si sax ah loo tirin, neef walba oo geelaas ka mid ah maanta waxa uu wajahaa—daryeel la'aan, dowlad la'aan, horumarin la'aan iyo ka faa'iidaysi la'aan.

Waxaa la qiyaasaa haddii neefka geela ah la tafaariiqeeyo in ku dhowaanayo qiimihiisu 100,000 USD. Waa qiyaas laga sameeyey, caafnihii, haraggiisa, lafahiisa iyo dalxiiska. Haddii neefka geela ah caanihiisa la warshadeeyo waxa uu noqon karaa warshad malaayiin ku kacaysa.

Waxaa nala gudboon in aan geeleenna ka faa'iidaysanno, waxaa nasiib xumo in aannaan sannadkii dhoweyd qaban waynay xuskii weynaa ee geela, balse aan qorshihiisa hadda ku jirno.




07/03/2025

Beerta Timirta ee ugu weyn dhul Soomaali degto waa 20 km ku dhowaad, waxaa ku beeran in ka badan 10 milyan oo geed, da’da dhirtaan waxaa lagu qiyaasaa in ay gaarsiisan tahay 300 — 500 sano. Geesaley, haddii aan maalgashanno waa hubaal timirta Carabta laga keeno in aysan dib dambeeto usoo gelayn.

Maxaa ka taqaannaa ama ka xusuusataa mase maqashay magaaladaan iyo timirteedaba?

📷: Bulshaawi

Ramadaan Wanaagsan, annaga oo ka duulayna barakada bisha barakaysan ee Ramadaan, hiirrgelinayna aqoonta waxtarka u leh b...
01/03/2025

Ramadaan Wanaagsan, annaga oo ka duulayna barakada bisha barakaysan ee Ramadaan, hiirrgelinayna aqoonta waxtarka u leh bulshada Soomaaliyeed waxa aan halkaan idiin kugu hadiyeynannaa nuqulka koowaad ee Biciid, dhowaanna aan baahinayno nuqulladii xigay.

Intii Aad Dowlad Suge Noqon lahayd Adigu Dowlad Noqo
—Biciid



Fadliga Bisha Ramadaan awgeed, waxa aan idiin hadiyeynay Nuqulkii Koowaad ee Biciid, annaga oo ka duulayna godlinta maanka gaar ahaan; ururinta, keydinta iyo faafinta xogaha Soomalaida.

SUDA!Arabs were in the past if the Naqqa grew up and became old, she has no milk, nor a child, nor her meat is eaten, th...
23/09/2024

SUDA!
Arabs were in the past if the Naqqa grew up and became old, she has no milk, nor a child, nor her meat is eaten, they take her to the desert and trust her with a non-judgmental bond, and then they leave her and after Barha, she dismantles the naqqa and trusts her, and remains important in the desert until the end of her life.

So the Arabs used to call this Naqah (Al-Sadda) Allah Almighty says : “Man thinks that he will be left alone” that is, to leave him alone, he does what he wants and goes wherever he wants without orders and law and we also say: His life is wasted, any life is wasted, meaningless in it

Suda = Useless
Source: Rushdi Abas



Camels are indeed remarkable animals with unique characteristics, particularly well-adapted to arid environments like de...
15/09/2024

Camels are indeed remarkable animals with unique characteristics, particularly well-adapted to arid environments like deserts. They are often referred to as "ships of the desert" due to their ability to travel long distances across harsh landscapes with minimal water. Here are some interesting facts:

1. Water Efficiency: Camels can survive up to two weeks without water. When they do drink, they can consume large quantities—up to 40 gallons at a time. Their bodies are specially adapted to prevent water loss through sweat and urine.

2. Hump Function: Contrary to popular belief, camels don't store water in their humps. Instead, the humps store fat, which they can convert to energy when food is scarce. A camel can go for long periods without food thanks to this fat reserve.

3. Adaptation to Heat: Camels have thick fur on the top of their bodies, which helps protect them from the sun's intense heat. They can tolerate extremely high body temperatures without overheating, which allows them to conserve water.

4. Social and Cultural Significance: In many cultures, especially in the Horn of Africa and the Middle East, camels hold significant cultural and economic value. They are used for transportation, milk, meat, and even as symbols of wealth.

5. Long Eyelashes: Camels have long eyelashes and the ability to close their nostrils to protect themselves from sandstorms.

Their resilience and usefulness in harsh environments make them one of the most respected and memorable animals across different cultures.

Picture: camels are one of the most remembrance animal on earth. If they lost from their enclosure they can remember their homes easilty.



Adduunka markii loo eego Soomaalidu adeegsi weyn kuma hayso dhaqashada geela. Agabkaan hoose ee aad u jeeddaan waa dhogo...
15/09/2024

Adduunka markii loo eego Soomaalidu adeegsi weyn kuma hayso dhaqashada geela. Agabkaan hoose ee aad u jeeddaan waa dhogorta GEELA oo laga sameeyey agab kala duwan—buste, jaakad iyo qurxis. Halkani waa Kansas, USA. Wax keliya ee aan u baahannahay waa dhogorta iyo qalabka dhogorta miiqa oo ka dhiga dun ama luuf.



07/09/2024




Marka la joogo dhaqashada GEELA gaar ahaan dhanka manaafacaadsigii wax yar baan ka ognahay. Balse waxa keliya ee aan oghay in manaafacaadka geelu yahay kan u...

Address

Garowe
090

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Somali Camel Fete posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Establishment

Send a message to Somali Camel Fete:

Share